Caalamka Videos

Wararkii ugu Danbeeyey Imaaraadka oo Dagaal Toos Ah Soo…



Wararka Maanta

27 Comments

  1. Khudbadaa inta jawaabta u'ah kana qusaysa imaaraadka afka carabiga iyo ingiriiska haloogu bedelo sey ufahmaan inamadaan haysta imaaraadka aan taariikhda soomaalida wax ka garanayn iyo weliba labada dawladood xiriirkoodii

  2. Maash Allaah wasiirkeen waa u jawaabay Emirates kii hore waa dhamaa. wasir ๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโค๏ธ

  3. Dubad wixiisu waa calaacal. Kakakak cars tuna wax run ah ayay sheegeen dawladdan xiligeedu dhamaaday Iyo dictatorship yadan kursi jacaylku hayoo

  4. Bal indha adaygan eeg!!!
    Waar Farmaajo regime kiisii xiligiisii wuu dhamaaday
    Waana run taasi waait dubad xaqiiqaduu iska indho tirayaa

  5. Ma u baahantahay in aad dhaqaale ahaan isbadasho?
    Ma garanaysaa asxaabtaada ama familygaga qof u baahan fursad Ganacsi oo caalami ah shuruud qofkaas waa in uu yahay qof hami leh , bulshaawi ah , dad la shaqyn kara kana wayn 18 sano .

    Hadii aad garanayso ama adiguba aad tahay fadlan linkga hoose ku dhufo ….

    ๐Ÿ‘Ž๐Ÿผ๐Ÿ‘Ž๐Ÿผ๐Ÿ‘Ž๐Ÿผ๐Ÿ‘Ž๐Ÿผ๐Ÿ‘ˆ๐Ÿฝ

    https://chat.whatsapp.com/KJwYzDiZSmf4c1Qjz8n5Am

  6. DADKI LAYGA BEEROW๐Ÿ™XAQ UMALIHI MIYA๐Ÿ˜ช #SUBSCRIB IN LA IISARO๐Ÿ™WALIBA ANO WAX KHAYRLE SO GUDBINAYO ๐Ÿ™ALLE DARTIIS IGU SAAR WLL๐Ÿคฒ ๐Ÿ‘‰#SUBSCRIBE TA MAHADSANID

  7. DADKI LAYGA BEEROWโคXAQ UMALIHI MIYA๐Ÿ˜ช #SUBSCRIB IN LA IISARO๐Ÿ™WALIBA ANO WAX KHAYRLE SO GUDBINAYO ๐Ÿ™ALLE DARTIIS IGU SAAR WLL๐Ÿคฒ ๐Ÿ‘‰#SUBSCRIBE TA MAHADSANID

  8. Asc imaaraadka haloosheego soomaali dagaal iyo qurbe wey kasoodaaleen dalkoodana sida dhaamankey u ilaashaneysaa wixii hada kadanbeeya waqtigan.Lacagtiina iyo hubkiinu yuu idinkaqasaari Munaafaqiinta idiin shaqeeyana idhobadan baanu iskagaheynaa.

  9. Halyey. Halyey. Dhalay. Xalaal. Ku. Dhashay. Walee. Kan. Iyo. Kuwo. Aan. Ogahay. Kala. Wadanisan. Afkaa. Juuqda. Gabay. ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช๐Ÿ’ช. JfS.

  10. we are asking the government to cut ties with the emirate president do so please waa codsi mudane madaxeyne shacabka wee kulajiraa Viva Somali

  11. Soomaali dowlad iyo sharci midna ma yaqaanaan awaalkooda waa dowla eh sidii tii militariga eheed in xoog loo isticmaalo soomaali waxey wax ku leedahay cabsi iyo gacan bir ah

  12. Imaaraat iyo kenya danta ay dalkeena kaleeyihiin marnaโ˜ uma suurtoobeyso inta aan heysano madaxweyne farmaajo iyo team kiisa nabad iyo nolol guul ayn leeyahay mudane farmaajo Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด somali baa leh

Back to top button