Caalamka Videos

Wararkii ugu Danbeeyey Maxaa Kajira in ilhaan Cumar 23 Jeer…



Wararka Maanta

27 Comments

  1. Texas waa xagjir state sida soomaalileenta 70 sano bay keligood diidanaayeen midnimada mareykanka sida soomaalileenta oo 40 sano u hartay ka dibna midowga soomaaliya ku soo laaban doona jiilka cusub markeey ka daalaan weerarka itoobiya.

  2. Manshaallaah reer Turkey ee aallow shacabka Somalia ka dhig sida shacabka reer Turkey si ay ugu hiili yan madaxweyne farmaajo iyo dawladenaba inshaallaah

  3. Naceybka Somaalidda loo qabo ayaan wax kale aheyn;- "waa hala nacsiiyo mujtamica intiisa kale, siiba yeey iddinku baddanin inta dadnimadda iyo karti kale la soo bixi kari laha…!"

  4. il Han cumar shaq si kar ti leh o gesi ya cadaw ma wayo xita a qal kaga dhax disa wa lagu gu sawira hal kaga ka wad gul

  5. Somalidu isma neceb inyar oo qabyalada jirta dhawana waa laga kori balse waa marka aynu dawlad hooyo qudha helno

  6. Markiz Al ikraam Islamic Online ka baro quraanka kariimka ah iyo culuumta diinta kala soo xidhiidh
    WhatsAp: +252 63 4792941

  7. Haa waa run, Soomaalida meel kasta waa la neceb yahay, iyaguna waa is neceb yihiin, aniguna waan nebcahay, waayo wey is neceb yihiin!
    Marka Yaa nacaybka bilaabay? Yaase noo kala garnaqaya? Waa Qofna!. OK fine, ha la is wada nebcaado, waxaad ka heshiin baad Leedihiin. ANIGUNA WALLAAHI WAA ISKU KIIN QARXINAYAA. Hadda hala wada dhinto, Maxaan kaligey u dhimanayaah?!

  8. Turki guul mashAllaah Orduqaan Waa Geesi taariikhda Meel ka galay ilaahy Somaliya hagaarsiiyo guusha Turki gaartay🙏🏻🙏🏻

  9. SubxaanaAllah!
    Salman Hashi ayaa Isagoo sarqaansan wiil yar oo uu dhalay dhag ka goostay. Wiilka yar hooyadii oo noo waramaysay ayaa noo Sheegtay in Salman uu iyada qudheeda halis galiyay marar badan intaanay kala tagin.

  10. WALAL ILAHEY DARTIIS IO NABIGA MOHAMED CSW DARTIIS SUBSCRIBE IGU SAARA IDINKO MHDSN Asxpta

  11. • OGOW WIFI GA KUGU JIRA PASSWORDKIISA https://youtu.be/IBIQY7O7ajw
    • BARO SIDA CODKAGA LOO QURXIYO https://youtu.be/FPhjDKW-YY4
    • BARO SIDA LOO JABSADO INSTAGRAMKA SISAHLAN https://youtu.be/MuoDoSPfz-8
    • BARO SIDA LOO JABSADO IMO https://youtu.be/l0Aei3kmYQI
    • BARO SIDA LOO JABSADO FACEBOOK https://youtu.be/EsXkV0OZ95k
    • SIDA LOO KALA SAARO FACEBOOK &INSTAGRAM https://youtu.be/bDqo_vfyGG4
    • SIFUDUD UJABSO WHATSAPPKA SAXPKA https://youtu.be/jlG-ZHGRCRQ

    Thanks

  12. Ascw Haashi sxb aad ayaan u jeclahay Barnaamijyada aad soo bandhigto iyo sida aad u soo aruuriso xogah Aduunka, maanta bishii Horufadhi media June 2016 ilaa hadda aad ayaan ugu xiranahay, waana kuu mahadcelinayaa adiga iyo Eng Yaasin. Waxaan kaacodsanayaa in aad kadheeraato janjeersiga Farmaajo sabaabtuna waa nin aad kaligi talis ah. Waan oggahay in aad Abti u tahay balse runtii waa nin aad looga niyad jabay. Allaah haku barakeeyo walaalkey waa nin Hawiye ah
    Mohamed Abdi Guled kunool wadanka UK London.

Back to top button