Wararka Videos

Deg Deg: DF oo Ciidamo aan horey loo arag ku daadisay…



Wararka Maanta

30 Comments

  1. waa mucjiso rabaani ah aqriya walalayaal dadkii taageeri jirey farmaajo ku dhintey ayagoona xabad ku dhicin inalilaahi waxay u dhinteen cudur aan la aqoon

  2. C c shakuur waxa uu waxaas uu u samaynayaa kiiniya ayaa lacagtii bada uu ku iibsaday ayay ka rabtaa hadii ay bada ku guulaysan waydo

  3. CIIDAMADA Sugida amniga ee WARAN,.❤❤
    Ciidanka xooga dalka ee ❤💗 Haramcat❤ iyo ❤Gor Gor I LOVE all My Somali❤❤❤ Army

  4. Wadankan gumayse buy ku jeree xalane hala saaro yurubeyanka iyo yunusom😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  5. Asc maashaa allaah madaxwayne farmaajo madaxaagu ha haraago ha murugoon waligaa mushkulooyinka pass mudanoow na hogaami maamulkaaga wanaagsan bulshadaa ka marqaatiya oo waliba waa ka maqsuud soo noqo adoo nabad ah inshaAllah aamiin aamiin aamiin yaa rabbil caalamiin guul iyo gacmo buuxo farmaajo illaahay ha kula jiro goor iyo ayaanba inshaAllah aamiin aamiin aamiin yaa rabbil caalamiin

  6. Asc warkaaga waa been Danielle warkeeda waa naagtaan buuran ee joogo puntiland waxaan nin kuma tilmaami karo

  7. Danay anagoo reer puntland ah baa nacnay, warkiisa halaxiro, asaga iyo madoobe iyo mooryaanta mucaarad isku sheegaa cidii karbaashta waa soo dhawaynaynaa.

  8. Waad wada edeb daran tihiin and dani aad iyo aad ayuu uedeb daran yahay khurunka dokhonka uf uf maramno dani iyo axmed modowe haina dayaan doni meyno iyo dawa dhilifka shisheye hanaga baxsan kenyawi adoon maramno dhulkena eni cadow iyo shisheye haina dhafaan dooni meyno khurun tugada

  9. Dowlad waa ciidan. Hadeysan laheen ciidamo ad adek, oo hadertaan ciidamada soomali noqdeen oo sabab u noqotay cabsi cadowga soomaaliyeed. Farmaajo hajiro, ciidamada soomaaliyeed guul, shacabka soomaaliya horumar iyo amaan.. Alow naga qabo Dani daanyeer iyo kuwa lamid ah oo shisheeyo dawal dhilif. Dani Daanyeer waa nacas baqaayo, war maxuu kabaqaa, haduusan jirin qayaano qaran.

  10. Is jir laaya shacab mucaaradka laaya mucaaradka waji maleh waalakala baxayaa walaahi waa fiinal

  11. madaxweynihii hore dalka farmaajo wuu qaldan yahay 2021 ayuu rabaa xoog wax kuxaliyo, madaxweyne farmaajo dalka dagaal hanaga galin is casil is casil is casil

  12. War kuwaan mucaarad ma eheee tuugo aqli laheen oo is aruursatay waaye sidii jimcadii hore dabada xabada kaga rusheee moryaaanta😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  13. DANI, WAA NACAS MACAL WEYN , WUXU KU HANTAATAQAYNA WA AMARRADA IMARAADKA IYO KENYA AY SOO FAREEN

  14. MADAXWEYNE FARMAAJO, SIR LAMA YEESHO, DOQON DANI IYOCWAX LA MID AH, WUXU KU CAACLEYNAYAY WA AF LAGAADO, NACASNA WAXU DOONO SYU KU HADLA, CIDNA KA DHAGEYSAN MEYSO.

Back to top button