Wararka Videos

Deg Deg: Xiisadda Muqdisho oo laba kacleysay, Go’aanka…



Wararka Maanta

28 Comments

  1. Mooryantii xamar Malaha xaarantii 1991 baa ka dhamaatay ,waa kuwan jimcaha soo bililiqo doonanayee,

  2. REER WARQAAD IMISO SONO BAAD MASHRUUCAN FARMAAJO U DOODA AH LACAG SOMALI LEEDAHAY LA IDIINKU SHUBAY

  3. Adigu iskaday bun buuninta as shacab la ukeenaysid dalka iyo dadka somaliyeedna u nax oo kafikir dadka hda waxaa Moda inaysan saxaafada iskool isoo gelin

  4. Farmaaja inusan ahayn keligii talis waa cadahay intaa soo jeer ma tanaasuleen ninka qanjaa wayn oo beenta alifanaya ha rumaysanina axmed madoobana sidoo kale warka at keenya usoo xariiqdo buu la imaada dowlad dhadhankeeda waxanu aragnaa inta farmaajo xilka hayay illaahow cadowga kaa hay farmaajo madax Wayna jira

  5. Mucaaradku waa dhuso wayna harin beenta masocoto ilahay wixii dhib wado hanaga qabto mucaarad dalkooda gubayo aan ismaqlin ilahaw mucaaradka naga qabo farmaajo beesha caalamka qaramada midoobay kama haybaysto walahi waa nin mayal adag ogaada

  6. Banaanbax dagaala dhaha waa lala dagaalamin walahi kii raayo ayaa kursiga fariisan ogaada waa lakala bixin walahi kabahaad ka cararaysaan xaqiiq

  7. Mucaaradka doorasho marabaan. Waxey ogyihiin in loogaguleeysani. Ragan waa qaswadayaal e Ilahi dhagartooda dalka hakaqabto.

  8. Waain aybanaan baxaan laakiin in khubro caalamiyi noqdaan goog waa in laiska ilaaliyo sharkooda

  9. Asc war yada mucaradow.bananbax bad ku walaten ilahay naga kin so garo fidnadino hanagu kicinina ilahay ban idinka magangalay allaha ha naga so kafiyo sharkina bima shita yarabi

  10. Udayaashaan mucaaradka ah hadey run sheegaayanaan hadalka kenya iyo imaaradka kasoobaxag maxey igu falciliwaayeeyn ,waxeey kali ee awoodaan in eey wadanka qariribaan

  11. DANI OO DOWLAD DIID AH, IMARAADKA U SHAQEEYA AYU MAANTANA BILAABAY IN UU AF LAGAADEYO MADAXWEYNAHA SOMALIA, LAKIIN DANI WA LA YAQAAN, WAANA NACAS JAAJUS AH, XOOLAHAS IYO WAX LA MID AH, UMMADDA WEY OG TAHAY IN UUSAN FARMAAJO MARNABA LA SHOOREYNIN.

  12. SAFIIRKI TURKIGA, HA LOO SHEEGO, SOMALIA UMA BAAHNA DUUL DALKOODA KA IIBINAYA IMARAADKA IYO KENYA

  13. WARQADDA AAD LIISKA BEEN ABUURKA KU SOO QORATAY, CARUURTA AYA KU QOSLEYSA ISKABA QOF WEYN, SHAME ON YOU

  14. Ilahay kansar hakurido dhamaan inta Somaaliya dabandaabyada kuhaysa ilahay hakurido ilahay hakurido aamiin

  15. AMISOM IYO UNISOM AYAAD KA AMAR QAADATAAN;:: IYAGA AYAA AMAANKIINA GACANTOODA KUHAYA:: WAA KHIYAALI WAXA UU XAARMAAJO LAWARWAREEGAYAA::

  16. Axmad madobe iyo dani maskaxda. shiiq shariif iyo xasan shiik ee ku shaqeeyaan marna lagama sugaayo in. Ay ogolaasho la yimaadaan farmaajo haka tashto niman kalana ha keeno kuwaana afganbi haku rido hana laga tashto horey haloo socdo adunka markati uu ka yahay in ay rabaan burbur qaran

  17. Alla qabiilba dub inoodhigay baldaawada dalkaani nimankilaha afkii uhuru iyo kii emaaratka xaraf kumakaduwana yacani shilimaad ka

Back to top button