Caalamka Videos

Wararkii ugu Danbeeyey Kenya oo Diyaarisay Talaabo ay Kaga…



Wararka Maanta

32 Comments

  1. Walalahey aniga fanka waan kabaxay ilaahe ba iga madobeyey chenelkega wakan ee 2k oo subscribed igaarsiya abaayo ama abowe mahadsan oo pls 2k plzl

  2. Walalahey aniga fanka waan kabaxay ilaahe ba iga madobeyey chenelkega wakan ee 2k oo subscribed igaarsiya abaayo ama abowe mahadsan oo pls 2k plzl

  3. War nagala tag laablakaca mxaa iskaga xiran badda iyo doorashada ader doorashadu waa xaq dastuuriyya lagana gaabsan maayyo

  4. Kenya farmaajo ayaa u ogol inay badan qaadato, waxa cadayn kuugu filan afartii jeer ee hore sobobtii dib loogu dhigay farmaaja dhamaadaka mudo xileedkiisa ayuu ku beegay. Caqligiinu inuu shaqeeyo ayaa loo baahanyahay.

  5. Dadka somaliyeed oo ku mashquulay siyaasad xumada Iyo damiir la’aanta iyo damaca doqoniino iyagoi dayacay masiirkii umada somaliyeed haka kenya isu diyaarinayso boobka Iyo dhaca bad iyo beriba waa ina jawaajiis ah iyo in jawaajiista ku mashquulsan dhalinyada somaliyeed toosa oo dalkiina u hiiliya ilaahow cadowga umada somaliyeed jebi

  6. Kanya daba dhilifyo ay xmr iyo jubalan iyo putlan u joga ba caawinaya o leh somaliye dowlad malahan

  7. Isku maqan
    Kala maqan
    Wada maqan
    Lagu maqan
    Ayaa u maqan
    Hooy somaliyey midnimaa iyo somalinimaa ina deeqdeee aan u midowno cadowgeenu ma yareee

  8. Badaydan ana iska leh Allah bariya isiiye. haday boqol sano ordaan barkeed u wacdaan dunida , haday barafasoorayaal, iyo u baaqdo bun liyo saloole. berigiyo biya dalkayga badayda anaa iska leh. inkoston buuq iyo dhibaato qabo, rag buuf sani beledka dhibi. shisheeye kuwa u shamiran shacabka kala boobayan shalay kuwii ibiya shukanta markale rabe sharkoda Allow na dhaafi.

  9. War dag dag ah tusaale ah; Ummadda Soomaaliyeed u fiican,

    Xildhibaanka Gobolka Pierre Maudet ayaa lagu xukumay safarka uu ku tagayo Emirates

    Xildhibaanka gobolka ayaa lagu helay dambi ah aqbalaada faa'iidooyinka

    waxaa soo saaray Davide Illarietti

    Wariye

    GENEVA – Maxkamad ku taal magaalada Geneva ayaa maanta ku xukuntay xildhibaanka golaha deegaanka Pierre Maudet xukun 300 oo maalinle ah oo ah 400 oo faran oo sharafeed ah: waxay ku heshay dambi ah inuu aqbalay dheefaha safarkiisa reer Abu Dhabi.

    Si kastaba ha noqotee, Maudet waxay ku qasbanaan doontaa inay bixiso magdhow 50,000 oo faran ah gobolka Geneva, taas oo ah qiyaasta qiyaasta safarka ee la sameeyay sanadkii 2015. Taabadalkeed, maxkamadda bilayska waxay sii deysay siyaasiga inuu aqbalay faa iidada la xiriirta sahan ay bixiyeen asxaabtiisa. iyo ganacsatada sanadkii 2017.

    Patrick Baud-Lavigne, madaxii hore ee shaqaalaha Pierre Maudet, ayaa sidoo kale lagu xukumay inuu aqbalay faa'iidooyinka. Baud-Lavigne ayaa sidoo kale lagu helay dambi ah inuu jabiyay sirta rasmiga ah isagoo siiyay macluumaad labada ganacsade ee abaabulay safarka Emirate-ka. Xukunkiisa waxaa lagu dhigay 360 qiime maalinle ah oo lagu siidaayo sii-dayn sharafeed.

    Magid Khoury iyo Antoine Daher, oo ah labada ganacsade ee abaabulay safarka Abu Dhabi, waxaa lasiiyay ganaaxyo isugu jira 240 iyo 180 qiimahood siday u kala horreeyaan, had iyo jeerna shuruud lagu xidho. Sida laga soo xigtay maxkamadda, waxay bixiyeen waxtar iyadoo ujeedadu tahay in la helo niyad wanaag xubin gole-goboleed mustaqbalka. Maudet, Khoury iyo malaha Baud-Lavigne ayaa rafcaan ka qaadan doona xukunka.

    Booska inta lagu gudajiray dacwada Pierre Maudet, oo laga saaray Genevan PLR bishii Luulyo 2020, kuma qancin garsooraha kaliya Sabina Mascotto. Aragtidiisa, aqbalida fasaxa raaxada leh ee qoyska ee Abu Dhabi sanadkii 2015, siyaasiga ayaa qatar galiyay in faa iidadan la siiyay si uu saameyn ugu yeesho.

    Pierre Maudet wuxuu u shaqeeyay si shaqsi ahaaneed iyo fudeyd shaqsiyeed, ayuu yiri garsooraha. Xaaladda dhaqaale ee shaqsiyadeed ayaa u oggolaatay isaga inuu maalgeliyo safarka. Wuxuu sidoo kale ka tanaasuli lahaa, isagoon khalad ku sameyn Geneva. Waxba ugama hor istaagin inuu helo cudur daar uu ku diido casuumaada qoyska boqortooyada Abu Dhabi. Wuxuuna sifiican uga warqabay dhibaatada safarkan Khaliijka ee qoyskiisa iyo nin hore gacantiisa midig ahaa ay uqaban karaan.

    Mascotto ayaa intaa ku daray in wada shaqeynta Pierre Maudet ee dacwada ay ahayd mid liidata: wuxuu isku dayay inuu qariyo qaar ka mid ah cadeymaha wuuna been sheegay.

    Dhabarjab ku yimid xirfad siyaasadeed – Xukunkaan wuxuu dhabar jab weyn ku noqon karaa mustaqbalkiisa siyaasadeed ee Maudet. Xildhibaanka gobolka, oo iscasilay kadib markii lagala noqday waxyaabihii u igmaday ee ugu dambeeyay sababo la xiriira dhibaatooyinka maamul ee shaqaalaha waaxdiisa, ayaa u sharaxan badalkiisa Golaha Deegaanka ee Geneva. Wareega koowaad ee doorashada ku celiska ah ayaa loo qorsheeyay 7-da Maarso ee soo socota.

    Xeer-ilaalintu waxay codsatay xukun 14 bilood ah oo ganaax ah, iyadoo aan aqoonsanayn wax duruufo ah oo ku fududaanaya xildhibaanka gobolka. Joogitaanka hoteel qaali ah waxaa soo abaabulay labo ka mid ah saaxiibada Maudet waxaana biilka bixiyay Dhaxal Sugaha Boqortooyada Bin Zayed Al Nahyan. Masuul dowladeed, helitaanka hadiyado ay ku qabsadaan shaqadooda waa dambi ciqaabeed, xeer ilaaliyaha ayaa ku dooday intii uu qiranayay.

    Difaaca ayaa taa bedelkeeda codsaday cafis. Sida laga soo xigtay lataliyaha golaha gobolka, Maudet waxaa lagu casuumay 'Formula 1 Grand Prix', oo ah bandhig muhiim u ah Emirates, sida boqolaal VIP oo kale ah iyo xaaladdiisa darteed. Sidoo kale ma jirin wax xiriir ah oo ka dhexeeya safarka iyo wada shaqeynta booliska la sheegay. Asal ahaan, musharaxii hore ee Golaha Federaalka wuxuu had iyo jeer isku dayay oo keliya inuu difaaco magaaladiisa iyo maamulkiisa, difaac.

    http://www.20minuti.ch

  10. WALLEE XAALKA SOMALIYA WUXUU MARAYAA ALLOW SAHAL AMUURAHA..ILAAH AYAAN LEENAHAY RAGSE MA LIHIN , OO RAGII SOMALIYEED WAA KUWAA IS WADA HEYSTA , ALLOW NOO GAR GAAR ADEY TAADA NOQOTAAYE…………..

  11. RAGA SOOMAALIYEEDA WAA IDINKA UU CAQLIGIINII KA DHAMAAN WAAYEY KURSI IYO QABYAALAD ARGAGIXISO LAALUUSH IYO ISLAAN LA CAYRSADEE WAA KAASAA KENYA DHULKIINII QAADANAYSEE KA XAA XAANIYA

  12. Kenya digada ayan ka dhigayna hal tako ma ogolin wandifacayna nimankan ilahay camalkoda iyo col aynagu iloban dhexdoda haka ridan shadadinta

  13. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته،
    sulaybaan xaashi alaha khayr kusiiyee
    aftahana waadtahay xaqiiqadana waad ogtahay dhibka maanta wadankeena ka socda waxa wada maa cadaysiin walaaloow

  14. Somali in kenya bada ka qaadato max kamaduna u xukunto waxba kuma aha waayo dhul somaliyed oo somali dagan tahay ayay haysata oo loo sharciyeyay somalida intay somalida Ethiopia iyo somalida kenya leeyihiina waxaa loogu imaan doona inta ay daganyiihin haday isku maamuli waayana waalagu maamuli inta laga qaato iyago dagan

  15. Salaan diiran dabadeed, mudanayaal, fadlan xaqiiqda haka leexanina ee sheega diyaar garowga Iyo diyaargarow la'aanta Somalia. Soda aad u sheegteen ficilka naga nixiyey oo ah diyaargarowga ballaaran ee Kenya. Haddaba, yaa kasocda Somalia oo arrinkeeda galka dacwada matalaya, (bilixsaanak ha iisheegina Mahdi Iyo Fiqi ee noo sheega khubarada Iyo garyaqaanada caalamiga ah oo matalaya Somalia, kana soo muuqan doona maxkamadda ( The Hague) . Haddiise aaney jirin garyaqaano caalami ah oo u dooda Somalia, maxaa loo dabaaldagayey oo dadka ama mucaaradka loo eedeeynayaa (Gacana waan ku dagaalameeynaa Gacana doorashadaan kugaleynaa) " Abdirashid Ali Sharmarke" Sidaasdaraadeed, ogaada haddii baddaas nala ka xukumo (waa diyaargarow la'aan) waxaana masuul ka ah dowlada hadda kajirta Somalia oo dayacdey u doodista galka dacwada, waxaaba la oran karaa wey ugu talagaleen in Kenya loo xukumo. Ugudambeyn meeyey abaabulkii guud ee dowladu kujiheyn lahayd shacabka Somaliyeed oo laga rabo ineey qoob Iyo qaylaba ku biiriyaan arrintaan. ( The buck stops here)" Harry Truman" . Allow Somali badbaadi.

  16. Kenya hadaba dhul somali oo somali dagan yihin ayay haysata bad iska daye dhulka ayay ku darsanayan intay haystan iyaga iyo Ethiopia somali haday dhul koda isku mamuli waydo maxa diidaya in lagu maamulo

  17. Wacaa wakhtigan waxaa ku soo beegay dagaalka mucaardka iyo weerarka dawlada ku soo qaadeen waxay u gol qabtaynayan badii ay ka gadeen kenya oo wakhtigeedi la tagan yahay oo kenya oo ka buuxsatay legdintii soomaliya laakiin allaha ramanķa ahayaanu tala saaranay cadowga guduhu waa kuwa badaa faraha ka saaray mantana iyaga tabcaynaya xukuumada si ay u hoosaasiso talo waa ta rsbi

  18. it makes me very sad to see, how little we Somalis are Nationalist. oh Allah help us on the right path. 🤲🤲

  19. Markiz Al ikraam Islamic Online ka baro quraanka kariimka ah iyo culuumta diinta kala soo xidhiidh
    WhatsAp: +252 63 4792941

  20. Somalia isku maqana ingaar ayaa nahaysada walalhi dad dhuloodii duulimaad lagu yahy oo aygu isu muuqada dalka dhaba waxaa kala wayna kursika allowa umdan u gargaar

Back to top button