Wararka Videos

Deg Deg: Ciidamada Haramcad & Gor-Gor oo heegan la geliyay,…



Wararka Maanta

30 Comments

  1. Yaab midowga halaaga ahaa Badda Gatey ayaa doonaaya in mudaharaad lagula wareego kiiskii Badda oo ay Gateen

  2. Donimayno qabyalad wanka daalay qurbah ayan 30 jogna illahay wadankayaga illahay hano hagajiyo wixi dhibato wada illahay hanaga qabto

  3. Allahu Akbar, GUULEYSTA Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya,😍😍😍🤩💯❤❤💯❤💯 walee Dowlad iyo Dowlad la'aan isku hal maaha. Ilaahow Dowladeena noo Xafid

  4. Rooble xilligiisi had a maahan,waqti nabadeed ayuu kufiicnaa, wax kasta madaxweynaha ayuu baasaa,awayroolkisi?axsan qoorqoor.kkkkkkkk

  5. War mucaarad hadhihina kuwan waa qaran dumis waana xaasidiin kaxun hormarka dalka
    Farmaajo nalaw guulayso in sshaa alaah

  6. Bal banaan bax maxey ka helayaan in umada lagu laayo ma ahee somaleey caqligiina isticmaala farmaajo afka ma idin galinooyo dhinbilo dab ah kuwaan kalena baraf ma idinku qabanoyeen ee jooga dagaal wiil baa ku dhinta ee kuma dhasho walee ani waa yaabey xasan sheikh aragney shariif aragney kheire aragney yaa Allaah madaxdeeda labtooda isku xasili

  7. CEEY YALKAN NIJASINTA MIDOWGA MUSHARAHINTA MUCARADKA QARAN DUMIS WAA DADKI TIIRKA LA GEEN LAHA XUKUNKODA WAXAA YAQANI MARHUM M.S.BARRE

  8. Lafta gareen dhinacna raacsana miyaa?hoosta wuxuu kaleeyahay farmaajo iskureeb dhaw Shaw aadallaaadaa adilee waaye.

  9. Guul Soomaaliya Guul.
    Guul Madaxweyne Farmaajo Guul.
    Guul R/Wasaare Rooble Guul.
    Guul Xoogga Dalka Guul.

  10. Gorgoroow ku bood cadawga, ciilbuu na baxday cadawgu, calankeenu guul caawa cadawgii ha jabo abukii

  11. War hawl dawldawladeed meshan kamasocoto hawl dorashona kamasocto wax ka socda sidii laysu dililaha waxan ku talinlahaa in arnkan in muqdisho aykataliyan madax dhaqameedka beelah konred labadan qolona faraa kalabaxan balin dagal laga badbado hadii kale waa dagal farmajona waa ogyahay wana udiyar macaradka waa caddur dhaw dhawdhawdu uma dhacsana

  12. Nabi muhamed scw wuxuu yiri ilaahay adoonkiisu wuxuu caawiyaa markuu adoonka😭 caawiyo wll ifkaa lagu yahay wll SUBSCRIBER

  13. Farmaajo way kashalaayi doontaa soon dhawayntii iyo sharaftii say huwiyeen hubssina la. aantoodii waxaan muuqdo inuu inuu ahaa nin ciilan haramacad gorgor waran iyo qaarkale oo halis dagaal Ku qabsanaya shacabka farmaajo xamar waxuu uhaystaa dad in lacabssiiya mooyaane San u qalmi wax ixtiraam ah

Back to top button