Wararka Videos

Deg Deg: RW Rooble & Mucaaradka oo 3 Qodob ku heshiiyay,…



Wararka Maanta

22 Comments

  1. Masiibo ha u soo hoyato tuugada ummada somaliyeed cabaya 30 sanno dhiigooda. Maxay u keeneen heshiis waa fashi ay isku astureen waayo shacab u baxayaa ma jirto. Idin cafini mayno tuugayahay maxkamadbaanu idiin rajaynaynaa dabigaad somali ka gasheen dadkii dhintay 19.2. Xitaa

  2. Mashallaah hambalyo dhaman umada somaliyeed wa guul inow so hoyate markale wana siitejehena kuwa sii qorshesan nh cadowo ama so lalush dabadhelif ama si kale usow ganbo wan kasiijirna wana kala jirna kufahane no gadal hore Lee usoconee na kanaxa ama kuqanca caqabadaha ad nahordhigesan wamid an katilab saheeno caqabad ina gu qasbeso ina kala yacno majireso anaga is qabsahena gar tena iyo qaldadkena wana isku tanazulena xita hadii ee tahay tamazul an ficnen hadii idinka xagiina ehen wa guul an filene wana sii gulesehena caqabadaha wa kuwa nagu sii dhirinayo inaa dal dalolaha banan ina adkeno lkn caqabad gadal nocelin karto majirto mana sii jeri downto caqabadaha wa kuwa sii jirayo madama ad idinka rali ka ehen gushena balse wa kuwa inow qorshesan ina xalino si caqli yesan si an idin barno casharo idin fejeciso wana 20221 iyo lama filan tii adan malesahen cadowo weli wax ba kusiiharsan maxa kow ah wasii nexe ma ahane laga yabo inad jabkena Marar kale ad ku dhola cadesaa

  3. Somaliya ma idinkaa kaligiin leh oo idiin xayirantahay 30 sanno waa wada argagixiso cadawga ummada somaliyeed. Guul umada somaliyeed jabiya cadawga. Banaanka shacab ma soo baxayaan cudur jira, waa shabaab nimankan dadkay gubayaan, shacabku ma bilaa caqlibaa

  4. Hehehheheheh cabdirahman abdishakur
    Musan isku xishon
    Wxuu horfadhiyaa ninkuu lanaa ina rooble😁😁😁😁
    Mxishode

  5. Waar farmaajo wax dhaama lama hayo kuwan aad mucaaridka ku sheegryso waa danley waana aduunyo doon doorashona ma doonayaan waana nimankii hore xilka ugu fashilmey

  6. Mucaaradka waa in ay lugna banaanka u taalo lugna ay ciyaarta uu wado firgaajo kula ciyaaran. Dhagarqabe farmaajo yaan la,aaminin.

  7. Qabiilada horaad u muudsateen somali xil danbe maya qabiilada kale waa 8n hogaanka u qabtaan qabiilada nabada jecel. Reer isbaaro bas

  8. Tuugada eaa kuwaad doonayso inaad dalkooda iyo dadkooda baabi iso gedo aad ilaah waxaada ha kutuso dhimo ama noolow tani waa xamar oo hooya u ah somaaliya qabiil 90% deer guuraa qafa Sagan somaaliya wayvugu dhammaatay jaaaaw

  9. Banaanbax aan dowladu amnigeeda ilaalin meesha kama shaqaysho baa hortooda laga dhahay jaajuustii Kenya iyo Cimaraadka..Waa war cad. Bishaaro dowlada Somaliya ee sharftaleh, kii ka naxa horumarka dowlada umada Soomliyeed ku dhimo naxdintaada.

Back to top button