Warka Ciyaaraha

Waa sidee kala sareynta dhibcaha, gooldhalinta iyo wiliba caawinta…


Kusoo dhawaada falanqeyn aan ku sameeyn doono haryaalka premier league xilli ciyaaredkaan dhamaadka ku dhow Lixda koox ee ugu sareysa xidigaha hogaaminaya gool dhalinta iyo wiliba caawinta.

Kooxaha ugu sareeya premier league:

1- Manchester city 62 dhibcood.

2- Manchester united 50 dhibcood.

3- Leicester city 49 dhibcood.

4- west ham 45 dhibcood.

5- chelsea 44 dhibcood.

6- liverpool 43 dhibcood.

Tartanka gool dhalinta EPL:

1- Mohamed salah 17 gool.

2- bruno fernandez 15 gool.

3- harry keane 14 gool.

4- Calvert- Lewin 13 gool.

5- Son 13 gool.

Tartanka caawinta:

1- Kevin de brunyne 11 caawin.

2- harry keane 11 caawin.

3- bruno Fernandez 10 caawin.

4- Grealish 10 caawin.

5- Son 8 caawin.

 

WararkaMaanta.News

Back to top button