Wararka Videos

Deg Deg: RW Rooble & Mucaaradka oo heshiis kale gaaray & Guusha DF ee…



Wararka Maanta

15 Comments

  1. This is a good news alhamdulillah it's great new one Somalians come together and understand each other

  2. Golaha midowga musharaxiinta waa in ay taxadaraan sababta Rooble waa nin ushaqeeya farmaajo sidda awgeed lama aminkaro

  3. Hadii dagaal iyo anaa iri damaato qabiilada lava ah we hawiye iyo daroof xintankooda sharci lagu hit istaago lahelo waxaan hubaal in somaliya lajaman doona kukuya iyo xabashina ashqarari doonaan ogow qabiiladada kale oon ahayn ladaa soda dir digil iyo mirifle iyo beelaha kale wali caqabad kuma aha somaaliya iyaga marja H iyo D waa waxaan hakkaa dhigay soomaaliya

  4. Somali manta ayago Haystan madaxweyne Farmajo maxay kufalayan dabadhilif shisheyye if mmmmmmmmm

  5. Xisiga mucaaradka?? Micnanaha xisbi waa markii doorosho hal qof iyo hal cod jirto (one man one vote). Maxaa xisbi loo furtay hadii ay diideen one man one vote? waa maxay siyaasada xisbiyadaan ee waxbarasho, dhaqaale iyo wixii kale oo horimarin dalka u ah ee xisbiyada wataan? Waa su'aalo badan kuligood jawaab maleh, may la baxaan xisbiga "kursiga Farmaajo ka tuura" waayo wax kale oo hayaan ma jirto.

  6. Shirarkan lacagaha lagu dhiibayo waxey quudin laheyd barakacayaal ama marka dadka waa in ka tashadaan daneystayaasha aan danta u aheyn. Dawlad iyo mucaaradba

  7. Mar hadii loo dhaqaaqay wadada doorashooyinka, xukumaduna ogolaatay sharciyadda isu soobaxyada dadweyne oo mar kasta oo loo bahdo uu sharciyad lagu joojiyo anu jirin, wax dhib ah malahan, ujeedka isu soo baxa wuxuu ahaa in doorasho hufan loo dhaqaaqo.

Back to top button