Caalamka Videos

Ciidamada Israa’iil oo Heegan Dagaal La Galiyey Xaalada Soo Korodhay |…



Wararka Maanta

25 Comments

  1. Argagexiso waxaa ah Israel on aqoon bil adam tinimada ee dad Dhulkooda xoog looga haysto dil iyoh barac

  2. Jizakallahu kheeyr Horufadhi media adigna sidoo kale walaal Yassin Allah ha barakeeyo ha ni xafido Amin โค๏ธ

  3. Alle kaa qabey aduunka israa iil ma aha ee yuhuuda dheh waayo Isa iili waa nebi yacuub Marka yuhuudu was yuhuud alle ha naclado yuhuuda

  4. Ilaahoow yuhuuda iyo xulufadeeda dhulka la oo balaayo Samada uga soodaadi lacanatullahi kulu gaalo oo dhamaanteed

  5. Mahadsanidiin Bahda HM gaar ahaan Eng Yasin..๐Ÿ™๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
    Bal mar saameyna in iiraan laburburiyo ay dunida islaamka kuyeelanayso barnaamijka inoogu casuuma..

  6. Israiil waxay ku ciyaraysa khatar ayna ka dabalan karin wayo iraan hanjabadaha garonka ciyaarta gantantalada in badan ayay dul qadatay hadi laga marmi wayo dagaalka 3 sadaxad wu dhici dona

  7. injineer yaasiin iyo digtoor sulaymaan wadani wariye yaal xirfad leh oo kudayasho mudan ayaa tihiin guuleyta inshallah sunniyiinta ilaahay hakuguleysiiyo hugaaminta dunida shiicada iyo mushrikiintana ilaahay xaqqa haku soohanuuniyo AAMIIN ๐Ÿคฒ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡พ๐Ÿ‡น๐Ÿ‡ต๐Ÿ‡ฐ๐Ÿ•‹โœ…๐Ÿ’ช๐Ÿ‘๐Ÿ‡โ˜‚๏ธ

  8. Naxriista iyo walalnimada waaa cajiib walal allah dartii subscribe iigu saar si aan u gaadho 10k oo waxyar iga dhimantahay somali ayaan garab iga baahanahay please I caawiya๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ‘

  9. Hhhh Sahnuuniydu waa Xaraaan caadi ah shit nebciyaa๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ

  10. Walalheyga somali hada nabigana jaceshahina 2kg gaari rabaha 140 biis iga dhimana I garsiya riyo I tahey I so boqda channelkaga si ad wararki igu dhambaye dunida ad u hashan malin kasto

  11. Kuma dhacdo #iran inay weerarto #Israel
    Lakin Iran way weerari kartaa dalalka #khaliijka
    Dhibta ay Israel iyo reer galbeedku u gaystaan Iran waxay ka jartaa carabta
    Imikana Iran in cunaqabatayta uu maraykanku ka qaado wuxuu kaga bedelan doonaa inay Iran hubayso mucaaridka #turkeyga
    Waanay samayndpontaa Iran arinkaas

  12. Viva Iran ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡ท

Back to top button