Wararka Videos

Deg Deg: Amaro Culus oo la dul dhigay A.Madoobe & Deni iyo MD Farmaajo oo dagaal…



Wararka Maanta

28 Comments

  1. Amni ilahay baa sugi kara meel kasta oo la geeyo ilahay waxuu ugu talagalay ayay marayaan ee ha joojiyaan kalmada ilahaay ka gogashada gaaal buu modaa inu badbaadinnkario war ilahay aamina

  2. Xoggta Aan hayo waxay tibaaxaysaa in uu fashilmay shirka uu iclaamiyay farmaajo.

  3. Wll Alle dartiis subscripe noogu saar mahadsanid ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  4. Hhhhhhhhh been miyaanad ka dhergin saacad Ka hor wixii aad sheegtay ayaad beenisay hadana

  5. Wll mcn adunyada cisi iyo sharaf
    Kunolada akhirana janada allah ha kugu casumo 1k oo #SUBSCRIBE igu cawiya codsi weeye Walalayal waa codsi❤🙏🙏🙏

  6. SACIIDO DANI IYO MADHALE AXMED MADOWE WECELNIMADU WAA LOO DHASHTA DEYUUSNA WAA LA NOQDA HOOYADII NAAS IDIN NUUJISAY WAA NAAG SABAB BADAN .

  7. Deni iyo Axmed Kenyatta waa Qaa'miin waddaniin, Jaajuusiin, Qaswadayaal, Qabyaalad ku nool, Mooryaan Qaawan iyo Tuugo u adeega Kenya iyo Emirates.
    Waana loo jeedaa cidda diidan Doorashada Soomaaliya, diidmada Dowladnimada Soomaaliya waana Dabadhilifiinta,Qaa'miin waddaniinta, Jaajuusiinta, Qaswadayaalka, Mooryaanta Qaawan iyo Tuugada u adeega Kenya iyo Emirates>>>> Deni, Axmed Kenyatta, kuwa magacyada badan sida Midowga Musharaxiinta.
    Sida aad u dhintey ee ah cidda Guusha raacayso Haddii Shirka lagu qabto meel aan Madaxtooyada aheyn aadna ku tilmaatay Haddii taas ay dhacdo iney Mucaaradku Guuleysteen !! Arrintu sidaas ma ahan>>>>> cidda Guuleystey waa cidda dooneysa una taagan mar walba Dowladnimada Soomaaliya,Qarannimada Soomaaliya, Madaxbannaanida Soomaaliya, Karaamada iyo Sharafta Ummadda Soomaaliyeed sidaas u fahan.
    Ma cidda xagal daacineysa Dowladnimada Soomaaliya miyaad u aragtaa iney Credit ku siineysaa ,taas waxaay caddeyn u tahay Soomaaliya Dal baa jira, Laakiin Dad Ma jiraan waayo adiga Fekerkaaga ayaaba Marqaati furaya,waxaana kugu Qurux badan inaad iska Aamustid waayo waxaad leedahay Dad ma ahi Afkaaga ayaan ka hayaa !!!

  8. Midowga murashaxinta waa bilaash wayo xitaa Haddii Lo daayo madaxtinimada dalka mabixin karan mushaarka Askarta mmmmmmmmmm

  9. Xamar anaka iska leh aaway meesha darod aya isku heysta mucaradki dani iyo a madoowe waxey yirahdan ayey raaca maskin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  10. Shacda darad firi hawiye wa lagu ciyaraya wa kahela jabka qarkod kuligina aga ma iga naxa mudul gubtay mundul dhisan Kama naxo gobolkey wa shaweelada hoose kkkkkkkkkkk

  11. Waxmagato waryaa Aduga wariye ma timid Khabibulin Wadan ayaa tahay Waxeey Guusha raaceysa,Mucaaradka wax umada loo sheego ma aha Beesha Caslamka ayaa hall geyneyso Dani iyo madoobe Guul uma aha Shacabka Soomaaliyeed. Waxaa Guul ah iney shacabka Soomaaliyeed Madaxtooyadooda ku shiraan. Waryaa Beesha,Caalamka aad Caabudeysaan ayaa Villa,Somalia 🇸🇴 ugu taga Madaxweynaha Qaranka oo kula Shira. Waa ayaan daro in Adiga oo kale oo raadinaya Shalimar eey YouTube kusoo tuuraan in aad wax Magatada ugu sheekeysid. Shame on you. Somalia Ilaahey baa gaeab istaagaya kuwa u adeegaya Shusheeyaha ee Jaahiliinta ah Taariikhda ayaa Qori doonta! Wariye Beel!

Back to top button