Wararka Videos

Deg Deg: Khilaafka Md Farmaajo & RW Rooble, Cabsida Mucaaradka, P/Land & J/land…



Wararka Maanta

22 Comments

  1. Wll Alle dartiis subscripe noogu saar mahadsanid ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  2. TUUGTU MARKAY WAX CUNAAN WAXAAD KA GARATAA QAABKA AY U HADLAAN EE TOLOW IMISA AYAY SIIYEEN MIDOWGA MUKHARIBIINTU WAR BAAS QAAD.

  3. Mandhoow c shakur ama dani kee adeer kuu ah adoo runta shegeysa anagoo ka dheranayo waa dhahoosa afkoodana waa ku hadlosa

  4. Asc ilahay khilaf ha naga hayo m.w iyo RW bananbax dan noguma jirto madaxda dalka o yay curyamin madaxda hour marka dalka RW tanasul sida m.weynu u tanasulay mucaradku yay isku kin dirin dalka mel fican ayu maraya

  5. Asc ilahow naga hay khilaf ha la adeco ululamriga.dinta na faraysa insha allah ihay ha laga baqo madaxay

  6. madaxweyne farmaajo wuu qaldan yahay maahan in uu xagaldaaciyo shirwalba waanu ognahay kursigu inuu macaan yahay balse waxaa ku xeeran kasbanaan lakasbado maahan in lagu raadiyo lacag xoog i.w.m waa in 4sanoba doorasho dalka kadhacdo si horey loogu socdo, anigu ahaan waxaa qabaa shirka uu wado rw rooble iyo dowlad goboleedyada iyo murashixiinta in eey tahay mid xal lagu gaari karo xagaldaacuna kadaayo madaxweynihii dhacay ee dalka farmaajo. nabadeey

  7. Asc xasan sh badal mano haya farmajo u dhigma firaq lama bahna dalku uma bahna m.weyne farmajo aya dalka madaxweyne ka ah ilaa intu ilahay idmo shabka aya dalka iska leh farmajo ayay raban qawlaysatadu amar MA bixin karan wa exbayar nasta ayan idin lenahay waqtigini wad ku guldaraysaten living a u Oglala walalo in farmajo xasidnimada maficna wa billahi tawfiq

  8. Niyow warki saax maoho wayo farmajo aya kaso hurjedan sidha uarko warqan tv

  9. Oo ma ka hor tag baa 1-in la kala fogaado 2- inface mas la soo xirto
    Ma carqalad baa waa wax fiican
    Oo badbaadada shacabka
    Uu muqdisho ku halakeeynaayo
    Covid 19

  10. Farmaajo adeerow sug bal.
    Muduharaad wx maka dhibaayo, ee nabad galyada wadanka le ku dadaala.
    Wx walbo way xalismi doonnaan.

  11. WALAL ILAHEY DARTIIS IO NABIGA MOHAMED CSW DARTIIS SUBSCRIBE IGU SAARA IDINKO MHDSN PLZ ASXPTA plz wll plz wll

  12. Afsaarka qamaarkooda ayay naaguhi xiran karaan haogaadaan waayo in America markasta waan iloobaa mask waxaan meelkasta xirtaa qamaarkayga mana ladiido

Back to top button