Wararka Videos

Deg Deg: Ciidamadii Ugu badnaa oo lagu daadiyey Muqdisho, Dagaal laga cabsi qabo…



Wararka Maanta

31 Comments

  1. Adeer dagaal ma jiro ee ha dawikhin sharciga iyo kala dambeynta ayey ilaalineysaa dowladu

  2. ASC
    NABAD IYO NOLOL GUUL GUUL GUUL
    MUDANI MADAXWEYNI FARMANJO GUUL GUUL GUUL GUULEYSO INSHA ALLAHA SOO NOQO ADOO NABADA.
    CIDIMADIIN SOMALI GUUL GUUL GUUL GUULEYSA WELIGIIN.
    CADAWGA ALAHA ALLAHA.
    MUCAARADKA WAA CADAWADA SOMALIDA.
    MUCAARADKA WAX MAYAQANO.
    TARIQDA ALI MAHAD TARIQDA HASSAN SHIK IYO SHIKH SHARFF.
    ANAGA WAXAAN JUUGA MUQDISHO.
    ALI MAHAD IYO HASSAN SHIK IYO SHIKH SHARFF AFKA ENGLISH MAYAQANO TURJOOBAN AYAA LOORADINA OO AFKA ENGLISH YAQANO.
    MUCAARADKA WAA TUUG CAD WAA DABADHIRIF WAA CALOOLSHAQIYTA WAA DOOFAR NACALADAN WAA DAMIIRLAYAASHA.
    MAXA RAABAN

  3. Sir culus Hadey maxkamada ICJ dhacdo in ay qabato dacwada bada farmaajo oo haysta madaxnimada somaliya ayay guusha bada raaceysaa balse haduu farmaajo ka dago kursiga iyadoo bada dacwadeeda dhicin Kenya ayey raaceysaa waa intaa waxay mucaaradka u diidanyihiin in uu ku sii fadhiyo kursiga farmaajo hamaqlina mucaaradka walaahi waa iga dardaaran sirkale ayaan idiin sheegayaa nin walbo Nairobi ayuu ku leeyahey goryo iyo Business hadey dhacdo dacwada bada farmaajo oo joogo hantidooda oo dhan way ka sabrayaan iyo waliba in ay kenya tagaan waa intaa waxay dagaalka ugu qaadayaan Farmaajo waa niman rabo dhulkeena iyo badeena inay ku badashaa Businesskooda iyo hantidooda Sir culus mucaaradka oo isku dayaya in ay muqdisho shicibka ku noo dhibaateen ayagoo hada wadashaqeyn layeeshey al shabaab iyagoo si ay muqdisho abnigeeda loo qalqal galiyo walaahi waa xaqiiqo sheekadeyda alshabaabka waxay u shaqeeyaan imaaraadka mucaaradka wax isla shaqeeyaan al shabaab waxa kalooy u shaqeeyaan mucaaradka kenya waxa ka soo socoto muqdisho si ay u afgambiyaan Farmaajo inta aan lagaarin dacwada bada qaraxyo waa weyna ay soo galiyaan muqdisho si loo yiraahdo xaaladii wuu kasiidaray farmaajo dhagar weyn ayaa loo maleegayaa wadanka iyo shicibka shicibkeygoow is ilaaliya guryihiina haka soo bixina hadaad naftiina jeceshihiin hadaad naftiina necebtihiin soo baxa digniin dadka mucaaradka soo baxa ay leeyihiinooy qaraxyo bey idinkuugu talagaleen mucaaradka kaligood maha alshabaab ayaa hada la shaqeynaayo waxaana isla shaqeyn tooda soo amrey imaaraadka iyo sacuudika waa iga digniin iyo ilaahey xagiisii farmaajo argagixiso hadaad maqashey waa mucaaradka waxaan kugula talin lahaa xaalada inteysan faraha ka bixin mucaaradka oo dhan xirxir walaahi askarta mucaaradka ay wataan ayaa waxay qaraxada soo galiyaan muqdisho nimankaas waa alshbaab oo aad moodiin askar hadaad maqli jirteen xildhibaanada ayey ku jiraan alshabaab waa nimanka mucaaradka aniga sirtooda oo dhan ban hayaa Intey ku jiraan dowlada wallahi wax hagaagayo malaha iyagoo alshabaab ah ayey waxey isticmaalaan ooy aad u adeegsadaan inay kiciyaan qabiil kuwa qabiilka kuraaco waxay akteyda ka yihiin lax oo waliba waxmagarato dambikastoo ay galaan iyo dil kaste oo aygeystaan waad laqabtaaye ogoow waxaan ka hadlayaa kan ku raaceyqabiil

  4. Sir culus Hadey maxkamada ICJ dhacdo in ay qabato dacwada bada farmaajo oo haysta madaxnimada somaliya ayay guusha bada raaceysaa balse haduu farmaajo ka dago kursiga iyadoo bada dacwadeeda dhicin Kenya ayey raaceysaa waa intaa waxay mucaaradka u diidanyihiin in uu ku sii fadhiyo kursiga farmaajo hamaqlina mucaaradka walaahi waa iga dardaaran sirkale ayaan idiin sheegayaa nin walbo Nairobi ayuu ku leeyahey goryo iyo Business hadey dhacdo dacwada bada farmaajo oo joogo hantidooda oo dhan way ka sabrayaan iyo waliba in ay kenya tagaan waa intaa waxay dagaalka ugu qaadayaan Farmaajo waa niman rabo dhulkeena iyo badeena inay ku badashaa Businesskooda iyo hantidooda Sir culus mucaaradka oo isku dayaya in ay muqdisho shicibka ku noo dhibaateen ayagoo hada wadashaqeyn layeeshey al shabaab iyagoo si ay muqdisho abnigeeda loo qalqal galiyo walaahi waa xaqiiqo sheekadeyda alshabaabka waxay u shaqeeyaan imaaraadka mucaaradka wax isla shaqeeyaan al shabaab waxa kalooy u shaqeeyaan mucaaradka kenya waxa ka soo socoto muqdisho si ay u afgambiyaan Farmaajo inta aan lagaarin dacwada bada qaraxyo waa weyna ay soo galiyaan muqdisho si loo yiraahdo xaaladii wuu kasiidaray farmaajo dhagar weyn ayaa loo maleegayaa wadanka iyo shicibka shicibkeygoow is ilaaliya guryihiina haka soo bixina hadaad naftiina jeceshihiin hadaad naftiina necebtihiin soo baxa digniin dadka mucaaradka soo baxa ay leeyihiinooy qaraxyo bey idinkuugu talagaleen mucaaradka kaligood maha alshabaab ayaa hada la shaqeynaayo waxaana isla shaqeyn tooda soo amrey imaaraadka iyo sacuudika waa iga digniin iyo ilaahey xagiisii farmaajo argagixiso hadaad maqashey waa mucaaradka waxaan kugula talin lahaa xaalada inteysan faraha ka bixin mucaaradka oo dhan xirxir walaahi askarta mucaaradka ay wataan ayaa waxay qaraxada soo galiyaan muqdisho nimankaas waa alshbaab oo aad moodiin askar hadaad maqli jirteen xildhibaanada ayey ku jiraan alshabaab waa nimanka mucaaradka aniga sirtooda oo dhan ban hayaa Intey ku jiraan dowlada wallahi wax hagaagayo malaha iyagoo alshabaab ah ayey waxey isticmaalaan ooy aad u adeegsadaan inay kiciyaan qabiil kuwa qabiilka kuraaco waxay akteyda ka yihiin lax oo waliba waxmagarato dambikastoo ay galaan iyo dil kaste oo aygeystaan waad laqabtaaye ogoow waxaan ka hadlayaa kan ku raaceyqabiil

  5. DEYUSINTA MUSHARAHINTA MUCARADKA QARAN DUMIS WACDI IYO WANO MAMAQLAN WALAAHI WAXAN U MALENAYAA IN HAWIYO DALKAN LAGA CIRIBTIRI DONO INTA XUN NOQDONAN SIDA TIGREE ITOBIYA LOGU SAFEYEY .

  6. ABGAAL DAGAL MAGELI KARAN AWODNA UMA HAYAN DHEXDODA AYAA DAGEEL BELEED ISKU DHAMENAYAN HITA CARURTI IYO XASASKI UURKA LAHA ISKU DILAYAN WAXANA U DHEER DHULKODA BADAN HAYSTAN MUJAHIDINTA OO HADAY RAG AHAAN LAHAYEEN MUJAHIDINTA AYAA KA SARI LAHAYEN DHULALKODA OO GUMEYSIGA KU JIRAN ABGAAL

  7. Been iyo Raja xumo ayaad wadaa dhibka adiga alle Hakugu Kooba ad ladamacsanthy umada somliyed

  8. Beesha caalamka ku lahaa war waa iska dhicineynaa farmaajjo waxay nagu qaadato hanagu qaadatee intaan ka dib dulqaad wey naga dhamaadey haramacad ama shabeel ama yaxaas keen adey ku taal

  9. Tuugadan halaiska qabto wadanka ayeey naga gadan raban hadiinahay shacab honoola fuliyo dalabkena hanagala qabto musharaxiin taan waa dad duli ah oo wadankoda danka leheen

  10. Wadooyinka iyahoo xiran ayaa Qaraxna dhacayaa….Got gor iyo Haramcad indhahoodu ma Qabtaan al-shabaab miyaa?????

    Ma shabaabkaa wax soo akhrista mise gorgorkaa ayaa shimbir isu bedela marka Qaraxu ag marayo???????kkkkkkkk

  11. Saxibo yaal cidanka magac yaal kuda macnahisa gurgor kule mcnahiisa waxan u arka aniga ama u aqana qof gurgurtamayo into qof xaq wadan oo la gurgur tamayo waxan xaq aheyn maxa yelay qof xaq wato ma gurgurtamo teydi kale

  12. Waa maxay ciidamada oo abniga shacabka dayacay oo qaraxa lagu diley waxbaa qaldan waayo ciidankana tiraduu ka batay halaga ayeeyo abniga ilma gabre iyagaa ka danbeeyee

  13. Somalia belongs to somalis
    Insha allaah there will be a solution

  14. Shacabka ku daawanayo warfiic u soo gudbi 90ka dagaal iyo colaad un hasheeginee wanaaga soo gudbi

  15. Shabaab naarta jahanama allaha idinku dheereeyo maxaad dadka muslimiinta u qarxineysiis ilaahiina ka cabsada qofka baniadamka dhiigiisa xaqdaro in lagu daadiyo ilaahay ma amrin joojiya dhiiga aad gardarada ku dadineysaan

  16. SXB HA NOO SHEEGIN CIYAALKAN GUULWADAYAASHA AH EE LAGA SOO URURSHAA CARO DHUL BAHANTE IYO MAREEXAAN, HADAY QARAX DO 30 DAQIIQO AAGA KU JIRI MAAYAAN EE WEYAACAYAAN.

  17. SXB FARGAAJO XABAD AS LAGU SAARAYAA OO WADAA AYAA LAGU JIIDI SIDII SALMADOO GII LAYBEERIYA.
    ADIGAN A WAA LAGU RAACIN.

  18. Caramcad iyo gorgor dangaarah beey ushaqeeyaan ilNa see kusoogalaan baabuurta qaraxyada sida shacab ka beey kaadagyihiin

  19. somaliyaa guul guul guulπŸ†πŸ†πŸ†πŸ†πŸ†πŸ¦…πŸ¦…πŸ¦…πŸ¦…πŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‘ŒπŸ‘ŒπŸ‘ŒπŸ‘πŸ‘πŸ’―πŸ’―πŸ™πŸ™πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’–πŸ’–πŸ’–πŸ’–β€β€πŸ’žπŸ’ž

Back to top button