Wararka Videos

Deg Deg: MD Farmaajo oo ka hor-yimid Qorshe halis ku ah Qaranimada & RW Rooble…



Wararka Maanta

25 Comments

  1. Waxaan warqaad dhageysanayaa sanadkii 3aad waana channelka ugu xaqiiqada dhow guuleysta teamka warqaad…..

  2. Warqaad Wararkina Waan kuxirnahey
    Sidaa darteed Waan idinka mudnahey subscribed isaara

  3. Farmaajo haduu kaligii qaranimo ilaaliya haduu dhinta yaa ilaaalinaya cidkastaa waxaay wadnaha farta Ku haystaa waxaan dhici doona bilaha soo socda hadiise dagaal lama huraan noqda farmaajo ciidan beeleed intey difaaci doonaan

  4. Dowlada run hadii ay shegeyso mucaaradka iyo jaajusiinta ha xirxirto dib uma labaneyno markaas

  5. Mujrimiinta dabadhilifka shisheeyaha u shaqeeya la soo xirxiraa hadey isku dayaan in ey diidaan

  6. Masha,alallah allaha ka dhigo shirkii laguwada hishiinlahaa allow waxaan rabnaa isbadal lagu farxo,,, cadawga soomaaliyeed cagta hoosteeda allaha galiyo

  7. Mashaallah alhamdullilahi illohow athaa mahad iskaleh illohow rabiyow Somaliiaa ugargarrr garabgal Farmajooo cidanka hoogaa allajecliyaa danab haramcaad gorgor cidanka cerka baddaa waranka cidanka Nisa gulleysta somaliiaa hanoollaata waliigeeeeed Allah garabgalo cadhowga somaliiaa cagtahoostiiss farmajooo cafimad iyo cimridereeeee Allah uziyathiyoo Farmajooow waxkudama lawaaaa waadguuleeysaan waadnasoonoqhon sonokhooo adhooo nabadddd ahhh gulleysaa waliigaaaaa alllleeeeeeeeh garabgal Allah cadhowgaaga somaliiaa cagtahoostiss Farmajooow waxkudama lawaaaa nolaw ooooguuuuullllleeeeyyyyysssssaaaaaassaaaaaaaa waliigaaaaa alllleeeeeeeeh garabgal Allah cadhowgaaga somaliiaa cagtahoostiss gull wacan farmajo waantum bikheir I,a aminnnnnnn ya rabiiii

  8. Shirku was inuu ka dhaca villa soomaaliya beesha caalamka farogalinta ha naga heyso labadan nin ee la qasbayana raju kama soo soco waa in la xiraa

  9. Dabadhilifyada kenya madobe iyo deni umada alla hakaqabto hadii kale mw meeshooda hakuxiro

  10. Mr mahdi guuleed qadar guul insha, allah allaha kugugarabgalo insha, allah guul kuurajeynaa

  11. Illahow farmajo guuul sii shayadiinta hor taagan ilaahow ka qabo umadda somaliyed waa aay dhibeen

  12. Ang waxan la yabanhy runtii ciidan somaliya in ey dhahaan xuduuda somaliya ayaa ilaalinaa kenyati ka ilaalinenaa hadana qeeb ka mid ah gedo ayee xerteen Amison Ahaan marka yaa laguu dhelaa oo caruur ah wan yabnee

Back to top button