Wararka Videos

Deg Deg: MD Farmaajo oo tanaasul weyn u sameeyey A.Madoobe & Deni & Xogta Shirka…



Wararka Maanta

27 Comments

  1. QARAXII DHACAY HAWEEN HORE WUXUU AHAA QARAX XANUUN PDN INTII KUDHIMATAY ALLAH U NAXARIISO TAAS WEY DHACDAY WAXAAN DHIXILAHAA IN AAN DHICIN QARAX LABAAD DALDKA DHAXDIISA…..? MADAXDA DALKA HADDII AAN KA HORTAGI KARIN HILKA HA ISKU WAREEJIYAAN WAA IGA CODSI HADDII IDINKA AAN BEDBAADINKARIN SHACABKA SOOMAALIAπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚ MARNA KU QANCI DOONA IN SHACABKA LA LEEYO

  2. KANI WAA BAAQEYGA KU AADAN MADAXSHA DALKA HILKA HANA LAGA DHIIBTO DAD OO NABED BAADIYA MARNA MARABO FARMAAJO SI KASTABA HA NOGTOO

  3. Farmaajo Cagta ayuu mariyay Hawiye kubada hadda waxay dhextaala Daaroodka. Hawiye somaliya Oromo ayay ka noqdeen.
    Free hawiye
    Free muqdisha

    Guul Sayid axmed madoobe
    Guul Boqor madaxweyne Saciid Deni
    Guul Somaliland.

  4. ASC
    NABAD IYO NOLOL GUUL GUUL GUUL.
    SOMALIYEDA ISKA NOOLADA NABAD IYO NOLOL WANAAGSAN IYO WANAAGSAN.
    DAGAALKA WAX MATARAYO NABAD IYO NOLOL WAX KAFICAN MAJEERTO.
    SOMALI VIVA

  5. illohow rabiyow Somaliiaa ugargarrr garabgal Farmajooo cidanka hoogaa allajecliyaa danab haramcaad gorgor cidanka cerka baddaa waranka cidanka Nisa gulleysta somaliiaa hanoollaata waliigeeeeed Allah garabgalo cadhowga somaliiaa cagtahoostiiss farmajooo cafimad iyo cimridereeeee Allah uziyathiyoo Farmajooow waxkudama lawaaaa waadguuleeysaan waadnasoonoqhon sonokhooo adhooo nabadddd ahhh gulleysaa waliigaaaaa alllleeeeeeeeh garabgal Allah cadhowgaaga somaliiaa cagtahoostiss Farmajooow waxkudama lawaaaa nolaw ooooguuuuullllleeeeyyyyysssssaaaaaassaaaaaaaa waliigaaaaa alllleeeeeeeeh garabgal Allah cadhowgaaga somaliiaa cagtahoostiss gull wacan farmajo waantum bikheir I,a aminnnnnnn ya rabiiii

  6. Qarandumiska hadalkoda maxad ushegta.weligod lama hayo iyago cambareyey qaraxyada wixi ay iyagu awodiwayen.macay ba wax ugoyn.

  7. Beenta ma iska dhaaftid formajo biseel siyaasadeed waxba kana ogo ma ninka qoryaha u qaatey shacab si nabad u mudaharaayo wa inaad ugu wacdaa dictaator nin shabaab dhiiga dadka masaakiinta dhulka ku qubaayo uusan wax ka qaban karin laakiin askar laamiga soo buux fhaafinaayo haddane shabaabka jidka u furaayo inuu dadka xasuuqo kaas maa gaarey biseel siyaasaded aad ayaan kaga xumahay inaad wax dhagaheena u xun afkaaga ka soo baxaayo

  8. ilaahow soomaliween iskukeen cadawgodana tus oo qabaπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’™πŸ™

  9. farmajo soolaabo marwalba guul iyo nabad πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’™πŸ™

  10. Farmajo Umbaa Dalkan BadaLi Kara Mucaarad waxba Ma Tarayaaan

    Farmaajo Ha Nolado
    somali a Ha Is Raacd

Back to top button