Caalamka Videos

Wararkii ugu Danbeeyey Turkiga oo Kaga Farxiyey Ciidamada Soomaaliya



Wararka Maanta

39 Comments

  1. Sheeko ayuu hayaa Badarigu. Sowtuu baneeyey in ragu isguursado. Argagixiso cida ah waa laaqaan. Lakin badarigu wuxuu ku hadlayaa. Gardaro garab og

  2. Madxaweyne Recep Tayyip Erduğan cimrigisa ALLAH dheereeyo cadowgisa naa ALLAH jabiyo INSHAALLAH guuleyso marwalba

  3. Masha,Allah Turkigu waa gacanteeni midig jiroo jooga,
    Saad noogu hiilisaan oo noo barbar taagantihiin idinkana Allah haydiin garab istaago πŸ€²πŸ‘πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·

  4. Dalkaa aan walaalahen ee Turkiy iyo madxaweyne Recep Tayyip Erduğan dowlad Turkey hanaga tgina

  5. πŸ‡ΉπŸ‡·β€πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΉπŸ‡·β€πŸ‡ΈπŸ‡΄β€πŸ‡ΉπŸ‡·

  6. Wan idinka mahad Celin sida ad warkaga Really ah usoo gudbisan Lkn waxan codsan lahaa mar walba inaa warkagag Somalia soo hor Marisan thanks all teem horfadhi. Media

  7. Kuwii uuhore utababaray ayaa dhibaato kuhaya shacabka Xamar mana ahan ciidan soosaliyeed waaciida

  8. Mashaa Allaah Tabaarakalaah gulesta guul guul Somaliya ciidankeena guul Somaliya guul guul cadowgeeda hajabo hajabo

  9. NATO turkey ilaalinmayso waligeed waakhi yaamo iyo hoosaasin maalintay baahidu timaan wakaga baxayaan

  10. Dhibka Laguma Waarooo Dhaxal Looma Yeeshee Waa Laga Dhamaadaa. Soomaaliya wadadii sookabashada ayey lugta saartay. Gorgoro iyo Galaydho ayaa ukacay dalkii Maasha Allaah.

  11. Practice social distancing stay away from ogadeen liberation front support western somali liberation front

  12. Dahir calasow baa basma CAAMIR OO gabar banaadiri ah basma caamir ha la tageero

  13. cawaan uqsadeesan ayaa tahay ii jaahil ah intasi isaaq halaga xureey farmaajo ayee kaa tahay dhulbahante xun oo uqdad diladat

  14. HORUFADHI MEDIA. WAXAN JECLAHAY IN AAN IDINKA MAHAD CELINAYA SIDA WANAAGSAN EE WADANIYADA LRH OO AAD UGA XAQAB TIRTAAN BULSHADA SOOMAALIYA RUNTA KA JIRTA DALKOODA IYO CAALAMKA WAXA KA JIRA.

    WAXAN IDINKA RABAA IN AAD WAR NAGA SIIDAAN DALKA LACAGTIISI MAR HORE UU SHEEGAY WASIIRKA MAALIYADA IN DALKA LOO SOO SAARAYO LACAG CUSUB

    WARKAASI MA WAXUU AHAY QAWDA MAQASHII WAXANA HOOW QABAN MIYEY KA AHAYD WASIIRKA MAALIYADA. WAXAN SOOMAALIYA DOOLAR LACAG UMA NOQON KARO IN LAGU MAAMULO. WAAYO DALKA ASTAANTIISA WAXA KA MID AH.
    1= LACAGTA. 2 = CALANKA. 3= BAASABOORKA.
    MARKA WAXAN IDINKA CODSANAYA IN AAD WAR NAGA SIIDAAN WASIIRKA MAALIYADA

    WAA MAHADSAN TIHIIN. GUULEYSTA

  15. DABAAL CARABEY ROOBLE. FARMAAJO BOOSKAADA AYUU GORGORTAN KULA JIRAA CID KALE. HURDAAYE

  16. Bahda horfadhi media aad ayaan u fiirsadaa wararkiina lkn waxaan jeclahay wararka Turkiga lkn Falanqayntiisa waad u danbaysiisaan.

  17. CIIDANKA GORGOR WAA CIIDAN LOOGU TALO GALAY CABURINTA UMMADDA SOMALIYEED.

    CIIDANKA GORGOR MA AHAN CIIDAN QARAN OO ISKU DHAF AH OO KA KOOBAN DHAMMAN GOBOLADA SOMALIDA.

    WAA CIIDAN BEESHA MW FARMAAJO U BADAN UGUNA TALO GALAY IN UU XOOG KU JOOGO VILLA SOMALIA.

    YAA II SHEEGI KARA CADOWGA SHABAAB MEEL AY KULA DAGAALAMEEN CIIDANKA GORGOR

  18. Guul wallallehen Turki guul ban idiinka rajeyha Alle in oow Gacanta idin galiyo
    πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

  19. masar ujeedada ay turkiga ula heshisay waxaan udhan kararaa ina ay itobiya uso jeedsaneyso

  20. Aduunyada beenaaloow ilaahay wuuku xisaabin somali uma dhaxayside waar waabad mahadsantahay gubi lahayd hadaad u hayso lkn kuwaasaa guul gaadhay Ama ka xumoow horumarkooda amaa qari oo idhaha isu qabo amaa qarax way horumarayaan guulaysanayaaan

  21. Illahayoow waxaankaa baryaynaa inaysan soomaliya dib unoqon oy horay usocoto yaa xayyu yaa qayyuum

  22. WAXAA HABBOONAAN LAHAYD IN TURKIGU GACANTA KU HAYO XERADAAS. WAXAA JIRA XERYO BADAN OO XAMAR KU YAAL OO U GAAHAN DEGAAMAYN IYO HAGAAJIN. MARKA MA LAGA YAABAA IN TURKIGU YARAYNAYO KHARASH

  23. Turkey πŸ‡ΉπŸ‡· β€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈπŸ‘Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈπŸ‘

Back to top button