Caalamka Videos

Wararkii ugu Danbeeyey Turkiga oo Ku Dhawaaqay Talaabo Horumar Leh &…



Wararka Maanta

22 Comments

  1. Kusaliya xabiibi geyna muxamed scw sooqora ilaahy aankugu daarshey bliis sooqor scw scw

  2. Turkiga waxaa ku nool ilaa hadda dad cilmaaniyiin eh "
    Turkida oo dhan muslimiin ma'ha ee wexee u badan yihiin cilmaaniyin!!

  3. Waxay ila
    Tahay in ay Hargaisa ama muqdisho iyo Garoowe tagaaan dadka Somalia waayo turkey Wax naga galay Malaha

  4. imarad maahee waa yuhuud shati gashan ee ree fasaltiin haka hortagaan yuhuda shatiga carabta uso xidhay

  5. Boobkaan ujeedadiisu waa ibraahiimi diinta cusub iyo in kacbo laga dhiso magaaladuu ku dhashey Nebi ibraahiim( Oor) waa meesha kacbada uu la rabo ineey ahaato si muslimiinta iyo Yuhuudba ey uwada xajiyaan, Makana leyskaga dhaafo.

  6. Horta channel 'kan turkiga mooye meelo kale miyuuna war ka keenin 24hrs 4 times or more ayuu turki ka sheekaynaya kkkkkk

  7. Daxlaan oo falastiin madaxweyne ka noqda waa sida farmaajo oo markale somalia madax kasii noqdo

  8. Somaliyeey ninkan lagu magacaabo maxamuud cabbaas, magaciisa runta ah waa :maxamuud mirza cabbaas afandi Al bahaa"i, waxaad meesha kafahmi kartaa inuu kasoo jeedo reer diin laaweyaal ah markiisii horeba mareykan ayaa keensadey oo xiriir hoose ayuu la leeyahey Yuhuudda, waa yaab carabta waxaa madax u ah dad meeshey kasoo jeedaan aan la aqoon.

  9. Xaashiyoow ma Farmaajo ayaad qiil u samaynaysaa calooshood u shaqaystayaal waa isku mid waayo United nations waa meel Africa uun loo samaystay Farmaajona waxa ilaaliya calooshood u shaqaystayaal africaana oo cadaan wataan

  10. Imaaraad waa mu"asaso sahyuuni ugana shaqeysto sidii islaamka loo burburin lahaa wexey u danleedahey waa in ey Yuhuud lawareegto meeshoo dhan.

Back to top button