Wararka Videos

Deg Deg: Md Farmaajo oo Talaabo culus qaaday, Ciidamada A/Madoobe oo Muqdisho…



Wararka Maanta

26 Comments

  1. Insha Allah guul ilahay heshis wara hakasosaro madaxdana tawfiiqda hawafajiyo gacmawadajirbay waxkugoyan

  2. Ina salaad amison buu kaga kalsoon yahay ciidanka qaranka.
    What a shame!!!!!!

  3. Waxaan layaabanahay dadka mujirimiinta u alla laasaayo runta maaloo sheeho 2 qaacin waa dani iyo madoobe

  4. Mahad Salad waa shaqsi Bartay Caado ka dhigtay Burburinta Qaranimada Dalka Soomalyeed maanta asagaa ah Dagaal Ooge

  5. Madaxwaynaha dalka hadana madaxwaynaha waqtigu kadhamaday imisa afbaad ledahay

  6. Farmaajo waa madaxwaynaha qaranka wuxuna kasbaday 4 sano uu xilka hayey qalbiga shacabka somaliyeed, lakin kuwa qaranka dumiya ama werarka ku ah

  7. Modoobe wuxuuwato Ma,agtagikaraan Gorgor io haramacad IO waranba saynab kali baa kudilaa 8 canug reerkiisa ah hadey ciiidan dhan waxkaqaban karaan Larkeee lkn badan waxdhaanta maleh ciyaal yaryar oo kinyaati gacan kuhaayo anaga waxba iima ahan L&L VIVA HAWADAAN SOCDAA SIDII GORGOR ALA IGA DHIGAY DAD ISHUBO HARAMACADKA BOOODOW CIYAALKAAS QORYAHA KASIIQAADA MARKAY IMAAADAN AADAN CADE KOLAY IGU SAWIR WAAYEE IHET YOU REEER LAAAN OOODHAN ISBAC VIVA SOMALIA GUUL IO GOBANIMO๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹โคโคโค๐Ÿ–๐Ÿคš๐Ÿ‘‹๐Ÿ‘ˆ๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘๐Ÿ‘ŠโœŠ

  8. Xogir baad tahay mudane, isku day in aad dhexdhexaad ahaaato si luu dheyso mudane.

  9. Warqaad sheekada mahad salaad war
    Maaha maad Naga daysaan wax kale ku badal

  10. Asc Wrx wbr dhamman umada soomaaliyeed ee sharafta iyo Qiimaha naga mudan waxaan ugu bushaaraynana in uu qaadanayo Dugsiga aflax quraan online arday cusub oo iskugu jirah rag iyo dumar yaryar iyo waaweybah waxaanu qawlka Alleh lagugu barayaah gurigaaga iyo goobtaada shaqada hadaba wixii faahfaahina naga soo xidhiidh +252657419833 ama WhatsApp groupkan https://chat.whatsapp.com/HQG6aOzhKwqD3NZa09lD3y haa moogaan hana ka maqnaan mudane iyo marwo mahadsanidiin

  11. Waxaan maqli jirey Nin Daad Qaaday Xumbo Cuskay,Mahad Salaad wuxuu la mid yahay Haawey aan Himbiriirsi lahayn.

  12. Dowlada wax wey baa ka qaldan gudomiye Gobal Maahin in sidii Madaweyene
    Oo kale taas waa qalad ciidan cabdi bile inay soo qaataan Eraboorka Hub lala
    Soogalo waa qalad wax kasta ayaa dhicikara in taxadarka la badiyaa lana
    Joojiyo in Hub ay la soo galaan Mamul gobaledyada ,,

Back to top button