Caalamka Videos

Turkiga oo Kubiiray Dowladaha Nukliyeerka Soosaara | Xulashada Dunida



Wararka Maanta

32 Comments

  1. Guul umada Soomaaliyeed iyo dawlada Soomaaliyeed guul madaxweyne Farmaajo Sidookale guul ciidanka Soomaaliyeed qaybihiisa kala duwan guul waan garab taaganahay guud ahaan dawladayada iyo wasiirada wadaniyiinta ah waan gasoo hor jeedna kuwa dabadhilifka ah ee ushaqeeya Kenya iyo Imaaraadka

  2. Walalayal waxan ah abo somaliyed o niga wAdA codsanayo in ad igu wada sAacidin SUBSCRIBED ii wada sartan SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  3. Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somAliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  4. Waan la jecelahay walaalahayga turkiga inay gaaraan guul ay iskaga difaacan cadawgooda siday anagaba noo garab iataageen🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷✊

  5. Nuklear ka. Turkigu ma koronta caadiya oo laydhadh ka iyo waxas unba mise waa ka lagu haysto iiran kaas unba u aqaana nukliyeeer e

  6. IAEA , ma wuxu didaya in nuclear la sameysto , kuwa hesta mu ka burburiyo , ama ha lawada sameysto, ma fahmin , ee barnaamij noga samey , horfadhi media

  7. turki guuuuul
    ♥️♥️♥️♥️💋💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  8. Mahadsanid sxp yassin walahi waa masha allah inay Turkey yeelato nugrtka guuuuuuul Erdogan abaha islamka

  9. HORUFADHI MEDIA GUUL TURKEY INSHA ALLAH AAD IYO AAD BARNAMIJKA XULASHADA DUNIDA

  10. injineer yaasiin iyo sulaymaan wadani guuleysta madaxda mustaqbalka mahadsanidiin ✅🇸🇴💪🇸🇴👍🍇🕋☂️

  11. Ogysiis Ogysiis

    Waxay ku Ogysiinaysaa
    Madarasatul Daaru-salaam iney qaadaneyso Ardey cusub.
    Madarasadu waxay kugu bushaareynaysaa in cida jecel barashadda culuumta diiniga ah Sida :-
    Xifdinta quraanka kariimka ah oo laguugu dhigayo hab tajwiid ah,axaadiista nabiga صلى الله عليه و سلم, Ducooyinka, iyo culumta kale ee diiniga ah.
    قل هل يستوى الذين يعلمون والذين لايعلمون
    Nagala so xidhiidh whats appkan👇
    https://chat.whatsapp.com/JHQDHbKFp3e93WqYZ6U4r6

  12. Jizakallahu kheeyr Horufadhi media adigna sidoo kale walaal Yassin Allah ha ni xafido barakeeyo Amiin Yaa Rabbi Yaa Allah 🌹❤️🎁👍🇸🇴

  13. Hubka nukliyeerku waa awood istraatiiji ah oo ka dhigeysa dalkii hantiya in laka haybeesto,sida geliya ee dunidu ugu badbaadi karto dagaal lamid ah kii 1aad iyo 2aad waa iney dhinacyada isku haya siyaasada iyo hogaaminta dunida si siman u helaan hubka wax gumaada ee nukliyeerka.

  14. Ninkaa waxaan idhaa maalinkasta Maad maqashaaan sxb macluumaadyada soo badi xaashiba adigaa bara dhaafiyay

  15. Allaw cimriga kuu siyaadi erdugaan hogaamiye hall yay ah allow nagasosaar hogaamiye erdugaan ookale yaarabi 😭🤲🏿
    👇🏿
    🤙🏿

  16. Mazhaa allaah ilaahayow marwalba dowlladaa turkey ee uu hhogamiyaha kka yahay madaxweynaha islaaamkaa erdogan ku guulee marwaliba aqoonta cilmmigga

Back to top button