Caalamka Videos

Qodobada culus ee kasoo baxay Qaramadda Midoobay & Xogta Kulamada Deni…



Wararka Maanta

41 Comments

  1. Kkkkkkkkk.kaligii.wadani. waxa..aaad.adigu.aad.tahay.daaroodka.liita.eee.noolaan.karin.mareexan.laanti.dhulbahante.laagaba. cuqdadaysan. Farmajo.waa.la.eeryanaya.beenale. waxa.aad.ka.akhriyaysa…buugi.farmaajo…ee..banfaayay

  2. Amasom mesha maxa logenaya ma alshabab ayey la dagalanta mise madaxdenay ilalisa

  3. Kuwan shekanayo mucaradka shacabka somaliyeed weey ok yihiin cida aad u shaqesan..bada waxaa leh soimaaliyoo dhan

  4. πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ₯°πŸ₯°πŸ₯°πŸ₯°πŸ₯°πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

  5. Deni iyo madoobe ma aqbali done waa labo idiot iyaga maleeshiyaadkooda waa in laxukumaa sumcada airport inooga ciyaareen hadeynan aamini Karin ciidanka xooga dee ha inooga taagan wadankanaga they need to go with beesha calamka

  6. Somaliya cadaaladarada waxay ku bilaabantay mundo dheer ka hor Shay taariikh cadaaladaro Daba dheerbaa horta. Hala is saxo somaliyeey ma soconayso in samayno arinta ah miskiina misgo la guul leh. Dadka la dulmay laga soo bilaabo 1960 kii halkaasaa lags haystaa somaliya somali maaha dadka talada doorashada laga waydiinayaa. Aderayaal hal cod hal qof haloo noqdo dawlada iyo shacabku alaabo geesinimo leh waa in qaado oo qaadacno doonista iyo riyada cadawga gudaha iyo dibada oo isla shaqaysta

  7. Hhhh dani waxuu uekaa nin wada hadal
    Lafurayo alshabab! cidamada uwatay ma aheyn kuwa katurjumaya nabad

  8. Qabiilada gobanimada leh ee u samray xaqdarada ee xanuunka badan somalinimadooda ka soo gaadhay ee qori aan qaadan ee waxba dhicin waxna boobin ee la boobay waxaa muhiima in waraysiyadooda taariikheed iyo qabiiladooda iyo taariikhdooda somaliya iyo halganadii loo sameeyo barnaamij taas walalkay yasin ayaan ka codsan lahaa. Arintan wacyigalinbay u noqon lahayd dadka ku waana waxaan dilay iyo waxaan samaynaya iyo ina Libaax sanka taabte ayaan ahay

  9. Madoobe iyo deni hadey xamar ka noqdaan waanu laxisaabtameynaa dowlada they need to go jail both

  10. Aad bay u so dhawyen dadwaynaha muqdisho marka laga reebo tageerayasha farmaajo moyee o ad ka mid tihin

  11. Waar dawlada Soomaaliya hakala fur furto ninkan Jubaland sheeganaya ee Kismaayo oo kaliya xukuma. Waa maxay dalwadan cabsaneysaa. Maxay dawladu u qaadi laadahay Axmed madoobe talaabadii ay ka qaaday Ethiopia gobolka Tigrayga.

  12. Waxaan leeyahay dawladu laba maamul goboleed haka sameyso goboladda Jubooyinka iyo Gedo.

  13. Xaqiiqada ayaa ah in ragaan hoogaamiya goboleedyada ah waxaa futa ka riixaya beesha caalamka iyo wadama carabta ay hogaamineeso dowladda imaaraatka iyo dowladda kiinya oo damaceedu yahay in ay baddeenna xalaaleesato iyo xuduud beenaadka in ay darbi ka dhisato.

  14. Waxaad dadka soomaaliyeed ka qarinaysaa in galigii taliyaha in uu ka amar qaato afawarki iyo abiy axmed
    Dhexdhexaadnimadii aad sheegi jirtay in aysan waa noo cadaatay iska wado ololaha galigii taliyaha aad u samaynayso

    Warbaahin ka shaqaynaysa dib u dhaca qaranka soomaaliyeed
    Alle umada ha idinka qabto adinka iyo galigii taliyaha

  15. Guul umada Soomaaliyeed iyo dawlada Soomaaliyeed guul madaxweyne Farmaajo Sidookale guul ciidanka Soomaaliyeed qaybihiisa kala duwan guul waan garab taaganahay guud ahaan dawladayada iyo wasiirada wadaniyiinta ah waan gasoo hor jeedna kuwa dabadhilifka ah ee ushaqeeya Kenya iyo Imaaraadka

  16. Waxa dhaqan KU ah been Iyo waxan jirin inad KU fafiso a deer farmajo qarxiya meshu isdhaho wad kuguldareysan kaligii taliye mela KU male waayo cida qalqalka KU haya laba shabab ciidankii Uganda aya Sheegen inay Dadka gantalaha today dowlada tahay

  17. πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ‘πŸ¦ΎπŸ¦ΎπŸ¦ΎπŸ¦ΎπŸ¦Ύ

  18. Nimankaan Dani iyo madoobe maba
    Ahayn inay xamar yimaadaan waayo
    Wa niman u so diyaar garoobay dagaal
    Inuu dhaco waayo hub iyo ciidan inay so qaataan wa qalad yeyse hubka iyo ciidanka u so
    Qaateen.dalku miyuusan dalkoodii
    Hooyo ahayn.madaxdii dalkana cadow bay u arkaan shisheeyihiina walaalo
    Bay ka dhigteen.ilaahay idin qabay
    Oo naga kiin qabay.dulmi iyo xaqdaro
    Bay ku heshiiyeen madoobe iyo Dani

  19. Dani hogaamiyo koxeed miyaa mise waa nin matala shacabka Puntland?
    Waa maxay dagalkan u abaabulayoπŸ€”

  20. Waxaan uu aqaan nacasnimo iyo dulinimo in dani iyo dhuxulow in ay ciidamo isdawa wadan iyo tan kale ugu wayn ee munafiq nimo ah in adiga wadankada hooyo laguu adegsado wadanka ilmahaaga wadanka ilmaha awowga utahay iyo jiilka imaandoonda mustaqbalka Ilahow sohanuni magarayasha indhahoda wax arkayn amiiiiin amiiiin amiiiin

  21. Ogysiis Ogysiis

    Waxay ku Ogysiinaysaa
    Madarasatul Daaru-salaam iney qaadaneyso Ardey cusub.
    Madarasadu waxay kugu bushaareynaysaa in cida jecel barashadda culuumta diiniga ah Sida :-
    Xifdinta quraanka kariimka ah oo laguugu dhigayo hab tajwiid ah,axaadiista nabiga Ψ΅Ω„Ω‰ Ψ§Ω„Ω„Ω‡ ΨΉΩ„ΩŠΩ‡ و Ψ³Ω„Ω…, Ducooyinka, iyo culumta kale ee diiniga ah.
    Ω‚Ω„ Ω‡Ω„ يسΨͺΩˆΩ‰ Ψ§Ω„Ψ°ΩŠΩ† ΩŠΨΉΩ„Ω…ΩˆΩ† ΩˆΨ§Ω„Ψ°ΩŠΩ† Ω„Ψ§ΩŠΨΉΩ„Ω…ΩˆΩ†
    Nagala so xidhiidh whats appkanπŸ‘‡
    https://chat.whatsapp.com/JHQDHbKFp3e93WqYZ6U4r6

  22. Ahmed madobe iyo Dani waa tuugo wana in dalka laga qabtaa shacabkeygow an difacano dalkena i love my country

  23. Deni iyo madoobe ma isdaahilaan in waxar jaban lagu aamino wexey ka shaqaynayah sidii ay u sawir xumaynlahaayeen dalkeena iyo dawladnimadeeda ee waa in gacan bir ah lagu QABTAA labadaas jaajuus

  24. Ahmed madoobe iyo saciid Dani zanjeber waxay xamar keentay inay dagaalka ridan si dhaqaalaha dadweyneha hanti burburiyan ilahay Naga qabo yahuu

Back to top button