Wararka Videos

Deg Deg: MD Farmaajo oo Go’aan Geesinimo leh ka qaatay Qorshaha B/Caalamka &…



Wararka Maanta

19 Comments

  1. Walal mcn alalah dartiisa isoo booqo chennalkeyga aduunka ayaa walal lagu yhy aaqiro waxba la iskuma taraayo wll manta hadii aad icaawiso waxaa laga yabaa in uu allah kaa farxiyo blz icawiπŸ˜­πŸ™πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ™

  2. Walaal mcn isoo booqo halmar
    Ajir alaah haku siiyo walaal mcn
    Adoonka walaal lagu yahay 😭😭

  3. Farmaajo waa alshabaab Ee hawiyow hubka qaata oo iska bixiya. 4tii sano Ee uu villa somaliya fadhiyay wuxuu ku jiray hub, dhaqaale iyo maleeshiya uruursi.
    Shacabkii hawiye ayuu gumaaday, haldoor badan ayuu hawiyow farmaajo kadilay. Qaybi oo xukun ayuu idanka sameeyay.
    Maxaad sugeysaan hawiyow? hubka qaata oo cadowga hadda ayuu qabsha leeyahay Ee xididada usiiba.

  4. Malinkaste farmajo ayiri deg deg mahe waxkale mataqanan miya uf benta dadka kadaya

  5. Masha Allah tabarakallah Farmaajo waa awliyo xag Allah nalooga soo diray, dhulkuu na qaaday Allooow cadawgiisa jebi aamiin aamiin aamiin ya Rabilcaalamiin β€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

  6. BESHA CALAMKA MIYAA NAXUKUMA WAA SAX MADAXWEYNE FARMAJO JEEMIS ISWON MAYELA MAREKAN INAY DHEX DHEXADISO SOMALIYA.

  7. QANISINTA WECELADA SHABAB SAKAY BAQTIGODA AYAA DADSAN LUUQ ILAA 62 OO LAGU DILAY XALAY.

  8. Warkaas ayaa na maraya ma laba wacal oo u shaqeeya shisheeyaha emerate iyo Kenya dabadhilifka oo tuugo ah ayaa ummadena somaliyeed u lug xirnaanaynaa maya maya ! Dani Macal wayne macno laawe iyo dhuxulow khaain ina Kenya dabadhilifka! Runta u sheeg wadankaada farmaajo adigaa madax ka ah !in Badan ayaa labaad tuug runta loo sheegay! Labada ciyaal suuq Ee anshsxa xun ee garoonka caalimiga ah Mogadishu airport ayaa ciidan hubaysan ayaa ka soo dejinayaa. Oo xalane ayaa degeyaa! Mudane farmaajo adi iyo raysulwaraaha Mudane roonle! Iyo Mudane qoor qoor! Mudane lafta gareen! Mudane guudlaawe iyo gumoomiye cumar filish! Siiba Mudane qoor qoor oo 4! Jeer ay uga baxeen balamahii! Mudanayaalkaas Diida warka ay wadaan labaadaas wacal ee akhlaaqda xun xun ee emerate iyo Kenya u shaqeeya shisheeyaha! Saas ayaa ah sax! Sacuudiga hana Daayo awalba gumaysi iyo xujooyin edebdaro wada! Ma rabno sacuudiga iyo emerate! Turkish iyo walaalaha kale Qatar iyo Malaysia Iwm Waa in xariir la yeelano!! Hadaba ummadena somaliyeed Aynu wadankeena u istaagno Hadii Aynu u hurno nafteena iyo maalkeena wadankena hooyo Waa Aynu ku filanahaye!! Mucaarad badeena somaliyeed iibsaday ee maanta loo balan san Yahay in dib loo soo dhiciyo kuwa iibsaday ee wali dhibka nagu haya ee Mogadishu ka qaaaqle ah Waa in lagu shahiido oo la lagu kaco shacabka somaliyeed siiba reer Mogadishu ku qamaama tuugada mucaarad isku sheegyada ah ee maafiyada ah! Dani iyo dhuxulow wa in ay meel ay galaan ay waayan wax danbe oo Waan waan ahi ma jirto Waxa soconaya talada dowlada dhexe ee somaliyeed iyo maamulada wadinyiinta ah ee aftarta ah!! Hadalku Waa intaas!! Guul iyo gobonimo Somalia down cadowga ummadena somaliyeed iyo dabadhilifka Kenya iyo emerate.

  9. WAR NINKAN FARGAAJO MAR HORE AYUU DHACAY.
    TAKALE YAABA WAX WEYDIIN AYA.
    JEMIS ISWAN WAA MADAXWEYNE KU MEEL GABADHA.

  10. 1:19 wariyahan sifiican looma fahmayo gobolka gado waa gobolka labaad euguweyn soomali waana 7 dagmo shababku magobalka oodhen bey werar kuqaaden waa layaab

Back to top button