Wararka Videos

Deg Deg: Xogtii Ugu Dambeysay ee ICJ, MD Farmaajo oo Go’aan Geesnimo leh qaatay…



Wararka Maanta

32 Comments

  1. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤

  2. Inshaa alah guul somalia ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  3. Danta Kenya waxay Ku jirtaa lnay bananka ka joogto adunkana usheegto baddu inay ledahay somalia

  4. GUUL madax weyne farmaajo Guul somaaliya GuuL umada somaliyed melkastya jogan insha Allah wangulaysanynaa insha Allah

  5. WAHUWAAL IN AAN KUGULEY SANEENO BADEENA LAAKIN KENYA DAGAAL AYEEY USKU DIYARINOYSA CASHAR AYAAN UDHIGEYNA IN SHA ALLAH

  6. Ilaahey kaama soo dhex saaro gaalada ad u Gadhey eed rabto inaad soomaali u gacangeliso.

  7. Xassan sheikh iyo shiirf maxaa maantay ka soo hadashiiyey waa laogyahay inay hore u fashilmeen difaacida bada markii hore hadey ka hadli lahaayeen intaan dacwada lagaarin waan u garaabi lahaa waxa

  8. Wlhi farxad darted ayaan la oyay waayo
    Qofki wadankisa kamaqan ayaa dareemaya macanka wadankena waayo markad wadan kale kunoshahay waa lagu bahdilaya kaga daranta haddi meel agtada ah wax ka dhacan adiga lagu so raadsanaya oo aay kudhahayan wadankaga wad so burburisay ma kayaga kudareysa 😭😭wlhi wiilal somali ah oo lagu sameeyay saas ayan arkey marka somaliyey aad qabiil kujirtan wlhi waa nala dhameeyay waayo somali oo isku xiran cidna ma awoodo lkni cadawga naga faideystay qabiilka naga daaya dadka wadanki jooga qurbaha ku balan balnay wlhi farmaajo waa halyey ee marlabad no dorta bila caleyk

  9. Waa yaab ma waqtigii la bilaabay ayaad hadlaysaan .waxba idin kama qormaan waxaad tahay ihiin tuigo bada somalida muran geliye

  10. Guul somaali insha alaha 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

  11. Ina cabdi Shakur mxay kinya kayeli donta marhadi Dacwadi badu bilabantay. Isagon dagal ridin

  12. Mashaa allaah guul guul soomaaliya badeena inagaa iskalle guul guul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

  13. Mashaa allaah mahadi guulede qadar waa geesi Aftahan weeyan insha allaah nin kasato oo wadanka waxa u qabata fiican taarikhida xusu doonta insha allaah guul soomaaliya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🌹🌹👍💪💪

  14. Alxmdllh Jaanis bey u tahay somalida Keniya xigta iney ka goostaan ooy somalinimadooda muujistaan ama calan xidig leh ha samaystaan ama somaliya baan ka mid nahay ha yiraahdaan✍🏽. Xaafad kastana oy leeyihiin somali ahaan ka wada taaga calan xidig leh, maadama ooy dhabarka somali ka toogatay, inteey idin soo dhaaftay maalin cad, Xoolihiinii somaliyeed dhabarkiina maalin cad ka xad bilowday dhiignimadiina baa halkaas ku kale cadaysay😏😵🤔 ma dhiig somaliyeedbaa mise Kenyaatiyoobay suu u dhanyahay, hada ka hor bey dhul xaqdaro ku goosatay, badiina ku darso waa gardaro cad oo xuduud goosi ah, inta somalinimada sheegata ku dultumasho ah bey wadaa. Cashar ha loo dhigo tuugada maalinta cad wax dhacaya iskadaa annaga uun horteena inay doontay inay na xado, caalamka dhan oo soo jeeda bey doontay inay na xado indho adayg aan horey tuug loogu arag.😮. Ka shaqayeeya si caqliyan ah hal dhana kaga soo wada jeedsada. Kenya maxaad ku ciqaabaysaan hadii la yiraahdo maxkamada dhexdeeda waxaad ku ciqaabtaan iney dhulka soo celiso xuduudana la xiro, kadib markii laga soo celiyo. Xuuduuda furan iyo dhulkaas somaliyeed ee naga xiga darteed bey waxaas oo dhan u samaynaysaa🧠👈🏽 somalida kale daadsan ee wada ehelka ah midba midka kale ka maarmin hadana dhibaatadu keentay iney dhulkooda dhexdiisa xuduudo isku goyaan baa sababtay iney shisheeye waxay rabaa samayaan duruufaha aan taaganahay baa keentay. Somalidii oo isu ehel ah iney shisheeye iyo jaar isugu wacaana duruufo la dayacay baa keentay iyo shiyaasad xumo, qabiil iyo qabyaaladayn. Maanta iyo hamigeeyna baa la marayaa iyo meesha aan 10 sano oo dambe gaarnay dhanka midnimada, horumarka, nabada iyo awooda dalka iyo aqoonta shacabka hiigsiga ay gaartay😻 Waan sugi laayahay inshaAllah Allaha cimridheer ha nawada siiyo🤲🏽Aamiin yaa rabi✌🏽❣️

  15. Aweleba kama hadaleene markay arkeen in Kenya laga adkaaday maya hadaliyan

Back to top button