Caalamka Videos

Wararkii ugu Danbeeyey Turkiga oo Sameeyey Diyaarad Kale oo Dunidu Ka…



Wararka Maanta

23 Comments

  1. Adeer wararkaagaba turki baanu unacnay diyaarad buu sameeyay gantaal buu sameeyay maxay buu sameeyay aduunkii oo idil ma turki buu noqday

  2. ๐Ÿ˜€๐Ÿค” Masaarida wexeeda waa edeb_darro, shuruudahooda in la fuliyana waxa lagaga sasabanayo cid garaneysaba ma jirto,
    Iyaga Egypt ahna ha u raxleeleeyeen Europe, Yuhuudda Gaalada kale ee Alle iyo Nebiba ka furtey.

  3. Horfadhi miidiya wallaalkay wallaalkayga wadanigaah alalaha kuu barageeyo aqliga รฌyo cilmiga aamin

  4. Asc Horufadi media waa runtaa oo masar way riyoonaysaa tororog ayeey wadaan Allah kuu daayo maskaxda sulaymaan xaashi.

  5. Heshiiskani masar ayuu dan u yahay oo dhulbadeedna iyagaa kaga haystaa turkigu awood ayuu u leeyahay inu masar saacad keliya ku qabsado laakiin walaaltinimada islaamka ayey tixgelinayaan shuruudahani xataa siisi hooyadii ma qorin

  6. Halla yaabina Siisii waayo hooyadiis waa Yuhuud, shacabka reer masar ha dhammaadeen hana dumiyo guryahooda, xabsiyada haku dhinteen, waxaa shacabka masar uga muhiimsan in gaalada dabada loo dhaqo oo weliba la dhoho Dowladdii xiriir lala sameysaneyso in la dhoho ciddaan jeclahey jeclow waa Deni iyo Madoobe walaalkood.

  7. Somalia in ay dhisanto waxaas kamasuula gacan kageesan karo๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

  8. illaahoow miyaanmar u kordhi u kobci waxa kasocda. Allow gaarsii galan gal lagu kala huleelo. Aamiin

  9. Waxaan maqli jirrey nabbsigu ma gaboobo haye Myanmar sowkii laga kari lahaa muslimiinta rohinga wallhi waan ku faraxsanahay jabka dalkaas bagga asay isgumaada dheh

  10. Muslim ta waa tii ayku dawa nayen uqubadii ayaa hada ku dhacday
    Inla iska ilaaliyo uqubada waa mahiim

  11. Wallee habaarkii muslimiinta purma waa soo baxey. Alle hamariyo gaalada purma iyo ciddii muslimiinta dhib ku heyso oo dhan.

  12. Dad kii ay xasuuqeen baa ilahay uga abaal gudayaa mana dagayo dalkaas saa uu u gubanayo ayey u kals qaxi doonaan ilahay idan kii maya maar ilahay baa ka jazaynaya waxay galeen

  13. Waxan layaba markad dalal kale kahadli waxad ka hadasha democratic waxadna
    Tagerta nin diidan democratic marka sow lama dhihi karo waxad tagerta kalitaliye

Back to top button