Wararka Videos

Deg Deg: MD Farmaajo oo ka guuleystay A.Madoobe & Deni, Abaabul ka socda…



Wararka Maanta

21 Comments

  1. Sh.shariif.iyo.xasan.sh.maxmuud.halagaqabto.wadan.horeyugu.fashilmeene

  2. Wadooyinka la dhisayo MXAA loogu dari waayay wadada isku xidha buuhodle iyo laascanod

  3. Sharifksa cidankii ugubadnaa auursansyaa dhagahenaa waykabateen been abuurki mucaradka iyo wariyayashaa burubugandadodaa bunbuniya dhodhobaa dhaartodaa Beentaa ah waay 1991 ayaa lonoqonaa

  4. Waykabadalikaraan Beshacalamka Dani iyo madobe labaduba galadeey cabuudaaan

  5. Walaalaheyga soomaliyed ilahah dartisa 1kun iku gaarsiya ilahay hamigada haku rumeeyo adi iyo waalitiintada ilahay janutul fordooso haku sugo

  6. Wariye hafaafin ciidamo baa laruurasanaay waa balaayo saraadin adigana waxay kuu tahay lkn waxaan kuusheegayaa ni soomaliya ka baxday ninbaa maleeshid beeleed aruursanaya sh sharifna wax shaf ah kuma laha soomalida dhixdeeda waa bad eebsade

  7. Waad Ku mahadsan tahay sida sharafta leh ee aad warka noo Gu so gudbisay jizakallahu khayra wallo

  8. Maalinkasta madaxweyne farmaajo oo guulaystay waar dadka beenta ka daaya faqash ma daahirto

  9. Warqaad sow idinma sheegin ereyada qaldan ee uu isticmaalayo FARMAAJO oo ka guuleystay ma cadow shisheeye buu ka guuleystay warqaad wuxuu u hadlaa sidii canal aan qiima laheyn horaan somalida ugu shegay warqaad inuu BEENAALE yahay waa canalka beenta warqaad

  10. ANIGA WAXAAN LA YAABAA,,MUSHARAX,,MUXUU CIIDAN KU FALAYAA
    ,,DAGAAL SOO KII MAAHAN,,SOMAALIYA HALKAAN DHIGAY,,DADKU
    ,,MIYEYSAN FAKARAYN,,,WALLEE,,JAAJUUS..QAS IYO DAGAAL MADAAYO,,
    NIMANKAAN MAXKAMAD HALASOO TAAGO,,,RUNTII,,WAA DAD WAXAY
    ,,BOOBAAN,DOONAYO,,BADDII IYO MASUMAASUQII,,SHACABKU WADA
    ..OGAA,,AYAA LOO BARTAYE,,WAXAAD KA HESHAAN,,AAN ARAGNO
    ,,,GUUL SOMAALIYA OO WADA MIDOWDAY,,IINSHA-ALLAAH.

Back to top button