Warka Ciyaaraha

Ramos iyo Varane oo faaruji kara kooxda Real madrid.


Sergio Ramos iyo Raphael Varane ayaa sanado badan ahaa kooxda Real Madrid, iyagoo kor u qaaday afar koob oo Champions League ah iyagoo ahaa wadnaha daafaca Blancos.

Laakiin xagaagan, waxaa jira suurtagal ah oo macquul ah ineey faarujiyaan Real madrid oo labadooduba Qandaraaskooda yahay waqtigii ugy dambeeyey ee Santiago Bernabeu.

Zinedine Zidane ayaa ku tiirsan labada nin tan iyo markii uu la wareegay 2016 shaqada Real madrid iyadoo dhaawac kaliya uu waligiis ka horjoogsaday kooxda.

 

WararkaMaanta.News

Back to top button