Caalamka Videos

Sababta Loo Xidhi Waayay Xabsiga Maraykanka ee (Guantamo Bay)…



Wararka Maanta

15 Comments

  1. Insha Allah wax waliba oo dulmi ku dhisan mar un wey dhammaanayaan 100 qarni haka soo wareegto wixii ay gacmahoda ku galabsadena waa laga aargudayaa Insha Allah Insha Allah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😒πŸ˜₯

  2. Maraykanku waligii ma xidhayo xabsiga guwantaamo waayo waa xabsi loo samaystay dadka islaamka ah waxan la kulmay nin soo maray xabsigan wuxuu iiga sheekeeyey waxyaabaha uu ku arkay xabsigan waxa uu leeyahay rinji aad u cad oo marka aad aragto indhaha aad beelayso sido kale waxa yaal sameecado aad u waaweyn markasta musiga ayaa xoog loo dalacaa markaa meesha waxa loogu talo galay in aad adiga oo waalan aad ka soo baxdo hadii aanad ku dhimanba

  3. War hedhe wallhy jeelka somali ba u bahan in dadka qabyalada ku salaysan lagu xidho sida ina mako iyo intii qabil ku slaysan

Back to top button