Caalamka Videos

Wararkii ugu Danbeeyey Imaaraadka oo Kashifay Khiyaanada Yuhuudu Ka…



Wararka Maanta

46 Comments

  1. Somalia waxaa meesha kamaqan doorkii culimadda. Waa in ay Culimadu difaaca wadanka go, aan dhiiri galin ah kasoo saaraan. Waa in ciidanka loosheego qofkii u dhinta difaaca wadanka in uu Mujaahid noqon doono.

  2. Somalia waxaa meesha kamaqan doorkii culimadda. Waa in ay Culimadu difaaca wadanka go, aan dhiiri galin ah kasoo saaraan. Waa in ciidanka loosheego qofkii u dhinta difaaca wadanka in uu Mujaahid noqon doono.

  3. OGOW saaxiib shacabka aad leedahay hala ilaaliyo oo hala dhowro waxay dambi ka galeen ALLAH kuwa noocan ahna wuu ku ciqaabay!!

  4. Horifadhi media aad baa umadda soomaaliyeed aad bay kugu hanweynayeen laakiin waxaad noqotay qof farmaajo wuxuu sameynayo oo khaladka ku raacsan

  5. Haa wax shacabkena somaliyed wainay tageran mamulka farmaje inta uqaranka ushaqaynayo sababtoah wan aragna inay utaganyihiin qarankena owaliba aysocelinayan sharafkena

  6. Soomaaliyey dawladnimo ayaa sharaf iyo karaamo leh dawlad la,aantuna waa ,,, gunimo,,,iyo dadkeena oo aduunka meelkasta lagu bahdilo oo lagu dulaysto,,,,,,horey aan u socono gadaal yaan loo noqon insha allah πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺ

  7. Waan kufahanay war kada s'adapteront ayad qadatay wlhi waan kudharan inaad qadatay lacag intey doonto hanoqote sababtan sidaas udhahayo waa maxay bal fiiri xanshi sida oow ula habaabay qabiilka farmajo miyaa qaldan mase waxa qaldan siyasinta qalda la ilaaha ilaalah bal fiiri wariyashaya ayaa sidan dadka umaran hababina waa madaxweyne xilkiisa dhameystay ayow noo amana bal doctator diin gala iyo mid muslimane oo xaq usinage farmajo oon xasan shekh udiida majirto 4 sano ayaa mandhed oo siyay walal dadka hamaran hababin ilahay kacabso farmajo akhiro iyo aduunyo kabadan walal hadii aad jrceshahay dadka iyo dalka qof mahan siyad bare gulwadan logulwadeyay aya kadhigtay dictator somaliya waxa dibnogigay xanshi oo kale waxow iska dhiga qof wax bartay lakin wax oo fahmayo majirto wlhi warka oo ehahayo ma oge cabdi mudalib manta ma farmajo aya aduunyo nagarsina ilahey vadow kudulin tago waataas xanshi sidaad kadhigtay shalay waxad mucarad ku ahed waxad noshegeysay in oo taram dimiqudadiga amΓ©ricain kaso

  8. That true Story about people's life Runta true Story about him guul Soomalia iyo gobinmo Soomalia hanoolato peacefully guul farmajo iyo Roobil guul

  9. Raadio farmajo been badana nin masuul sida u hadlimaayee inuu ciyaal u sheekeyneya mooda qaabileystee

  10. Runta haddii laga hadlaayo ciddii jeeshka dalka neceb waddani ma ahan waa dib jir cid kale ushaqeeya oo haddii uu gacanta ugalo waddanka bilaash ku siinaayo ciddii doonta.

  11. Xitaa farmajo kudar kurdigaa inuu hello ma ahane dadka iyo dalka meshay usocdaan wax naxariis ah kama muuqato xashiyow garab hanoqon cadalada eeg siyaasinta mucaardaka iyo kuwa xukunka haya midkoodna uma naxayo shacabkaan ladureeyay

  12. Waa nasiibdaro in carabi ayna garanayn waxa cunuga eber jirka àh ee dunida ku soo biira uu garan karo !!! Waayo yuhuudi carab weji kama rabto waxa ay heshiis ula gashayna waa nooc ka mida gaada ka cayaar iyo inay tusaan inay wax jiraba ayna ahayn!!!🀣🀣🀣
    Goormaa muslimiinta iyo yuhuudu isku diin noqdee?!
    Macnaha Ibraahimaya waa halka ay diinuhu kuwada abrmtirsadaan balse Alle waa cadeeyey in Islaamku yahay diinta ugu danbaysa ee loogu dhawaan karo asaga, waayaabe diinta ma akhriyaan miyaa qaafiliinta madax isku sheega carabta ee shisheeyaha u ijaaran?! Mase ka fakari waayeen ninka falastiin liqay inuu ayaga u arko biyihii uu isaga dejin lahaa!!!😒😒😒
    Duf ku baxa Allaha dabaqoodhiga carabta iyo somalida naga qabto amiin
    Wallaahi carabi waxa ku dhacay wixii yuhuud lagu yiri inay indho la'ayihiin, oo af layihiin oo dhago layihiin, hanuun baan u rajaynay

  13. Yahuud Allah ayaa noo sheegay.
    Arab inta aay soomaali ku maqan yihiin. Yahuud ayaa ku maqan.

  14. Bulshada somaliyed waxaynu ubahnahay inaynu barno dintena wanagsan iyo wadninimada iyo dawladnimada iyo waxay tahay wadn jacaylka somalia jacylka

  15. Dhalinyarada oo kamid yahay wiilkaan wariyahaha ah waa in ay dalka iyo dadka u kacaan Runtii Aad Ayaan uku faraxsanahay in ay aqliyada dhalinyaradeena aan fakareeno insha Allaah qeer

  16. Bar'mamijka kii kahoreyey Ninkan hadlaya wuxu kala Saray professor Gaandhi & Yusuf Xaaji Alaah unaxri Adeer Qadiyada Jubaland wa eykasi Manyihiin ee kahadaL SooL Tulada Yar ee hor'fadhi & sida eyogahadhen Dadkii Dhulbahante'& reer kasojedo Original Tiise DaryelaaTukale kudara

  17. Shacabka yes Haash
    Your speech is more powerful than nuclear weapons
    You are definitely doing great πŸ‘ πŸ‘ πŸ™Œ ❀ πŸ’• 😊 πŸ‘ πŸ‘ πŸ™Œ ❀
    Yes
    We only need three or more like you
    Wish you all the best πŸ‘β€
    Tanzania is more 60 million.
    They United one goal. To defend their country.
    The army is a symbol of a country .
    Thanks again Haash

  18. Alla maxaa af ku tuugle tahay oo ad maanta dhan mucaaradka kaliya in aad caayso ama sharaftooda wax u dhinto lacag ku soo qadatay qabiilesta wen ayaa tahay

    Saxaafada saxdaa waa Mida labada aan hal dhinac oo kaliya saarneeb

    Farmaajo adoo ka hadlaayo aan bal arko halmar waliba dhaliishiisa ileen waa bashare qalad wuu leyahaye

    Qabyaalada iska yarey awalba Waxaad ka dhalatay dadka Somali u liito oo aana waxba isku raacin

  19. asc walal maxa kacodsanaya buug wadaniyada ka hadlayo inad naso sarto m.a wa hadi ad awodoo walal qaali

  20. Maasha allah allah ku xafido wll aqoontada iyo caqligaga allah ku siyaadiyo sidad u fikirto hadi dadka oo dhan u fikiri Lahaayeen wadankeena wuu dhismi Laha hore u socoπŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ€πŸ€πŸ€πŸ€

  21. Yuhuud ayaa dhul weyn lala rabaa dhulka Somaliyana waa ka midyahey , mucaaradka qaska wada taas ayeey uhalgamayaan.

  22. ma waxaad nosheegeysaa in mamul goboledyada doonaya in sharciga lagu dhaqmo miyaa idenesaa mise madax weynaha aan doneen in dorasho uu qabto madaxwenaha ayaa diidan lakiin waxaad rabtaa inaa noga faa idestao mediaha lakin inshalaah shacabka wey ku arkaan

  23. Mahadsinid Mr Haashi waxaa intaas ka siiweyn cunugu markii naxariis la tuso asaguna markuu weeynaado wuxuu muujin doonaa xariiis. Qadarinta la tusayo marka bus ka uu kasoo degayo asna markuu weenaadoo sidoo kale ama si kafiican ayuu muujindoon.
    Runtii mahadsinid Hashi

  24. Mudane wariye adi naftaada ayaa is qaldan u isticmaaleysi warbaahin wayo waxad is qaldan wax u tuseeysaa shacabka waxad leedahay dowlado ina la mucaarado ma ahaan hadi an ku xasuusiyo 4sano ka hor madax weyn farmaajo waxu ka so mucaradaye dowlada Somalia so joga keyna pls hagu ciyaarina aqliga umada somalia

  25. tuug tuug dhalay ayaatahay ee waxaad dhahdaa madaxwenaha manta joga shalay wuu isasoo sharaxay ee maantana ha isasoo sharaxo waqtigisi wa dhamaday

  26. Ani mucaarada ayaan ahaaye dhulkeyga Somalia waan jacelahay farmaajo naceeb uma qabo

  27. ASC EGyaasiin iyo salmaan dhamaan shaqaalaha horfadhitv waan isin salaamey somaali ruta waad usheegteen ee kuwada haka cajizina waana kumahad san tihiin ruta u sheega hogamiyaasheena aan aqliga laheen oo malin waba cabsi iyo wadna kue kue nageliya waan idin wada salaamey shugran

  28. dhamaan shacabka badbadada qaranka unlike sara horfadhi medio waa inaan ladagalnaa tugada sida horfadhi media

  29. Soomaalia Malaha Mucaaraad waxay leeyihiin Jaajuusiin u Adeega Cadawga Soomaaliyeed

  30. Alle umada cumaasha haynaga qabto🀲🀲🀲🀲🀲🀲 aaamiin aaamiin

  31. Qofkii wax garanaya wuu ogyahay odayaashan waa naloo adeegsaday ineey nakala qeybiyaan shacab hadaan nahay waa inaan joojina qabyaalada iyo qashinka. πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄β€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈβ€οΈ

Back to top button