Wararka Videos

Deg Deg: Mashuulka Villa Somalia, Md Farmaajo oo Siyaasad Cusub lasoo baxay &…



Wararka Maanta

30 Comments

  1. WALAAL MCN ALAAH DARTII IIGU SOO BOOQO WAA IGA CUDSI WALAAL MCN ADOONKAA WALAAL LAGU YAHAY😭😭

  2. Far maajo guul guul guul guul🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  3. Mudane maxamad cabdullahi farmaajo idheh adiga wariyaha eeh ama qaran dumiska ku biirteen waba ehedeen qaran dumis marki hore

  4. Waxad tahay nin waalan
    Nin qabyaaladi dishay
    Nin ilaahay san ka baqan
    Nin kursi raba
    Fircoon yar oo soo koraya
    Ilaahay ha ku duleeyo

  5. Tuugada tolkaaga ah iyo adiga ayaa fircoon iyo haamaan wada ah lu'yaha wlhi adiga iyo dameerka isma dhaantaan orodoo moxoga la cun dameeraha xaaryahow

  6. WAR WAXAAN ISKU SHEEGAAYA XILDHIBAAN HA LAGA QABTO MAHAD SALAAD WAA CIYAAL SUUQ. TUUG. QAAIN. JAAJUUS. HEER WUXUU GAARAY INUU MADAXWEYNAHA KU MASALO FIRCOON.
    BERITO A UU KU WAX KA SHEEGO ASXAABADA SIDA NABI MAXAMED CSW WAR WAXAAN AFKA XUN OO AAN WAX AQOON AH U LAHAYN WAX LA YIRAAHDO XILDHIBAAN WAA QOF KU SOO KORAY XAARAAN. BILILIQO. KUFSI. DHAC. BOOB INTAA WIXII KA BAXSAN UU AQOON U LEE YAHAY MA JIRAAN.
    DADKA XILDHIBAANIMO U SOO DOORTAY MIYEYSAN AQOON U LAHAY MISE QORI CAARADIIS BUU XILDHIBAAN KU NOQDAY WAA YAABEE.
    MAHAD SALAAD WAA QOMKII KA HARAY TIGREEGA OO JAAJUUSIINTA U AHAA HADANA JAAJUUS U AH IMAARAADKA IYO KENYA.
    MAHAD SALAAD ARINTA BADDA MA KA HADLAY. ARINTA KENYA. IMAARAADKA. IYO XUDUUDA BEENAADKA INTAA ISAGOO KA HADLAAYA AYAA ARKAY WAA ISAGA U SOO TAAGAN BILILIQO. DHAC. BOOB. KUFSI. DIL. ISBAARO IYO JAAJUUSNIMO.
    QABIIL KII SOO DIRSADAY WEEY QALDANAAYEEN WAX QIIMO LEH OO ILAAHAY AAMISAN MA LAGA DHEX WAAYEY MEESHA UU KA SOO JEEDO.
    MISE MIDKA INKAARTA KU DHACDAY OO ALLE KA FOG BEEY SOO HOR MARIYAAN WAA YAABEE.

  7. Farmaajo meherada ciyaarta ka daa taariikhda ha iska xumayne kaaba xumataye

  8. Ilahow farmaajo garab sii waa dacad cadawga somalia iyo mucardkana alaha dhabar jabiyo dhamado oo ceeb reeba in sha alah aamiin yarabi🤲🤲🤲

  9. Warqaad wararkiisa waa warar aan la hubin qarashaad ayaa lagu bixiyaa warqaad si umada somaliyeed beenta ugu soo gudbiyo

  10. Farmajo hadi aad rabto inuu soo laabto love saar Somalia haisraacdo 🇸🇴♥️💪

  11. Mahad salaad waka yabee ani afka ma iska cadeeyo miyaa tixsi iyo baalyo afkisa xay ugu dawa cararaan 😄nadaafo la aanka baqtiga ah

  12. Somaali maryoolay qofkay doonaya wuu cadyay .N&N wixii intaa Ka sokeeye waa qaswadayaal.

  13. Bal arag Nocan oo kale ayaa lagu Tilmamaya in uu yahay Xildhiban Masala Umad wale wad Ceebowday Isbaradii aad dhigan jirtay iyo dhacii ayad u bahan tahay waa in xabsi lagu dhiga

  14. Ce bien le président a raison et n’écouter pas le kenya l’émirats et surtout avec leurs traîtres vive Somalie et vive le président Mohammed Abdullahi Farmajo machallah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴✊✊✊✊💯💯💯

  15. Wuarka somaahan
    Tageraya farmajo
    Waanarun waxudamo
    Male wadanka
    Waxakale olagu amini
    Male wadanka ankaahen
    Farmajo mahad salad
    Maxalaga amini
    Xitalaguma amini Karo
    Xaskisa waakhermasul

Back to top button