Caalamka Videos

Guusha Kadhalanaysa iskaashiga Turkiga & Sucuudiga Qorshayaasha |…



Wararka Maanta

48 Comments

  1. Fadlan hadaad ubaahantay inaad xiftido quraanka kariimka ama aad jeceshay in caruurtaada laguu baro nagala soo xidhiidh wthsApp +252634363070βœ”

  2. ALRAXMA ONLINE QURAAN WAXAY KUU SAHLAYSAA XIFDINTA KITABKA ILLAHAY IYO BARASHADA HIGADA ADOO JOOGA GURIGAAGA HADABA HORE UGAADH KALA XIDHDIH WHATSAPP +252 634708224β™₯️β™₯️

  3. Fadlan hadaad ubaahantay inaad xiftido quraanka kariimka ama aad jeceshay in caruurtaada laguu baro nagala soo xidhiidh wthsApp +252634363070βœ”

  4. KUSOO DHAWOW ALRAXMA ONLINE BARO QURANKA MUDO HAL SANO AH SIDOO KALE HIGAADA BARO 3 BILOOD AMA MA RABTAA IN CARUUR LAGU BARO KALA XIDHIDH WHATSAPP +252 634708224πŸ’“πŸ’“

  5. Fadlan hadaad ubaahantay inaad xiftido quraanka kariimka ama aad jeceshay in caruurtaada laguu baro nagala soo xidhiidh wthsApp +252634363070βœ”

  6. Turkiga iyo Sucuudigu weligii isu iman maayaan, waanad khalad fahantay. Saw iyaga oo Tababar giriiga la samaynaya may dalban diyaaradaha? Sucuudigu taladiisa kuma socdo marnabana si ikhtiyaar ah uma dhaqmi karo.

  7. Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

  8. Walalayal waxan ah abo somaliyed o niga wAdA codsanayo in ad igu wada sAacidin SUBSCRIBED ii wada sartan SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

  9. Asc,xaashi arinka dilka wariyaha turkaba wad kahadasha maxadan oga hadlin muwadanka lagudilay jigjiga ee wariyaha atoosh dilay wilina helin cadalad cad wanka xumahay inad kagabsatan cadalad darada dadkeyga melwalbo kuhaysato

  10. Carabtu wa iney fikiran oo dantooda aqoonsadan wayo ayaga aya cadow ka dhigtey dalalki cawin laha dowladaha shosheeye oo mateykanku kamid yahay makala jeclo dalalka islamka

  11. Somaliya mayka faideystan turkey intay amison iyo beel baso calam daba taganyihin

  12. Wadani mudane madaxwayne maxamed cabdilahi farmajo mar kale so noqo Amin ya rabi farmajo guulayso

  13. Suurta gal matahay in sucuudigu tiknolajiyada diyaarada bayraqdaar ay ugudbiyaan dawladaha reer galbeedka si lamida sida qatar ay tiknolajiyada diyarada rafal ee faranca ay ugu gudbisay tyrkiga?

  14. Sucuudiga lama aaminikaro waayo nin waalan oo boqorkiiyoo nool taladiiba kalawareegay ayaa wax kasta oo lagu heshiiyaba bedelaaya waana nin muslimka neceb gaaladana jecel

  15. Haddii turkiga u dayaarada iswada laga iibiyo sucuudiga ,waxa xu maanayaa calaaqadka iraan iyo turkiga waa mid dhici karta.

  16. Sucuudiga lama aamini karo kan hor ordeyo waa dad qalato ee allah ha ka badbaadiyo dhagartooda

  17. Guul umada Soomaaliyeed iyo dawlada Soomaaliyeed guul madaxweyne Farmaajo Sidookale guul ciidanka Soomaaliyeed qaybihiisa kala duwan guul waan garab taaganahay guud ahaan dawladayada iyo wasiirada wadaniyiinta ah waan gasoo hor jeedna kuwa dabadhilifka ah ee ushaqeeya Kenya iyo Imaaraadka

  18. Sawkii.giriiga.uwaydaartay.sacuudigu.isagoo.kadalbaday.diyaarado.waalaba.wajiile.sacuudigu.islaamka.gaalada.ayuu.kajecel.yahay.waayaabnay.anaguye.

  19. Sucuudi & turki iskaashi dhexmarayo anigu ma arko. Diyaaradaha turkigana sucuudigu wax kale uma doonayaan oo aan ahayn hagardaamo iyo fashilaad la doonayo in diyaaradahaas lagu sameeyo

  20. Yaa aamini kara wiilkan yar ee suda dabeylaha isku bedbedelaya….oo aragtida uu ka qabo wadamada aan muslimiin aheyn ayaa ah mid laga yaxyaxo…Turkiga yaaney aaminin ninkaan gaala raaca ah, haduu caqli leeyhy wuu arki lahaa malayinta hubka ah ee laga gadey iyo inaaney difaaci karin wadankiisa…waana siyaasad loogu talo galey ee bahdilaad ah…Illaahey ha ilaaliuo Wllaha Turkiga…

  21. Masar iyo sucuudiga waa in aad looga taxadero,
    Waa adagtahay in si rasmi ah loo aamino,
    Imaaraad isaga warkiisaba iska daa!
    Waa yuhuud arbaca dhalatay

  22. HORUFADHI MEDIA AAD IYO AAD BARNAMIJKA HORUFADHI MEDIA EE MIDBA MIDKA KALE KA SII FCN BARNAMIJKA MAXAA XIISO LEH

  23. WLL ILAHAY DARTII IGU SAAR SUBSCRIBERS WAXA AN CHANEL KU FAAFIYA KHAYR HA IGALA BAKHAY LIN WLL ISAAR PLEASE πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™β€οΈβ€οΈπŸ€΄πŸ‘Έ

  24. Waa guul islaamka usoohooyatay isu soodhawaanshaha turkiga iyo sucuudiga maashaa alaah.

  25. illohow rabiyow rajab dayib erdogan cafimad iyo cimridereeee Allah uziyathiyooo gulleysaaa walligaaaa alleeeeeeh garabgal Allah cathowgaaga cagtahoostiisss i.a amiiiiiiin yaraaaaaaabiiiiiii

  26. Turkgu inuka iibiyoo sucuudi diyaaradahaa maha waayo waxa kulaynayaa ciyaalka reer yeman

  27. Masha allah WAA WAR AAN AAD UGU FARXAY MANTA ILAA AAN. DHAMAYSANAYO ILAHOW UMADADA IS GARADSII OO CADAWGODA TUS WARKII UGU MACANAA MANTA KA DHAGAYSTAY HORE FADHI MEDIAπŸ₯°βœŒ

Back to top button