Wararka Videos

Deg Deg: Xarunta Xalane oo lala wareegay, Go’aanka Md Farmaajo, Xaalka Deni &…



Wararka Maanta

28 Comments

  1. WARYAA BEENAWAAS ISKADAA BEENTA TUUG TUUG DHALAY MUSHAHARKA MAHOOOYADAABAABIXINJIRTAY MARKIIHORE

  2. ilaahoow guuleysii madaxweynaha somaliya mudane maxamed cabdulaahi farmaajo iyo ciidanka soomaaliyeed iyo shacabka soomaaliyeed amiin yaarabi waa madaxweyne daacad ah

  3. Beenbaad sheegtey shilingi uma yaalo iyo Kuwa kale, kada dadka barobagantada

  4. Beenqaad tv guusha xarmajo gaarey no sheeg miyusan 4 sano madaxweyne ahayn haddase muxu haya shirka beesha caalamka aya maamulaysa amnigana sugaya Dani iyo Madoobe way ku khasbeen inu yimaado teendhada afisone isago shacbi ah hadda ilmagareen ban amar ka qaadan marka guul bu gaarey ma naf baad ka dhiganeysan

  5. Ragaan aad leedhay musharaxiinta waa ragii bada gatay saxiixayna .marka musharax lamadhi karo .abdiraxman abdishakuur iyo ex madexweyne shiikh .sharif iyo abdirashiid ali sharmaake .waa ragii maanta somali badeeda gatay .waxaa nasiib daro ah hadana inay rabaan .wadanka madax kanoqdaan .waxaan kutalinayaa waa in maxkamad lasootaagaa inay yihii qaainu wadan .adigana dadka runta usheeg .somalia markay sifiica u istaagto waalagula xisaabtami doonaa .sabab too ah waxaad raali katahay waxaad tabinayso

  6. Dani iyo madoobe waxay kashaqaynayaan inay xamar gubato balse garawe iyo boosaso iyo kismayo waxay diideen mudaaharaad waxayna kulaayeen dad shacab ah mudaaharaadayadq kor udhaafayo boqolaal .xamarna dabay hurinayaan

  7. Xog la helayba hdan ka maqlo been ban aminsanhy
    Wayo youtuber mrky dawladu xog sineyso ma BBC tahy mise aljazera

  8. Guul Soomaaliya Guul.
    Guul Madaxweyne Farmaajo Guul.
    Guul Raizul Wazaare Rooble Guul.
    Guul MD. Qoorqoor Guul.
    Guul MD. Laftagareen Guul.
    Guul MD. Guudlaawe Guul.

  9. Guul farmaajo guulayso waligaa cadaw gaaga hajabo insha allaah guulayso marwalba iyo meel walba guul soomaaliya

Back to top button