Warka Ciyaaraha

Juventus oo qorsheyneysa in Moise Kean ay soo ceshato.


Juventus ayaa ka go’an inay dib u soo saxiixato weeraryahanka Everton Moise Kean suuqa kala iibsiga xagaaga kaas oo qaab amaah ah waqtigaan ku jooga PSG.

Sida laga soo xigtay TuttoJuve, kooxda heysata horyaalka Talyaaniga ayaa diyaar u ah inay u soo gudbiyaan dalab lacag ah oo lagu daray Kean, kaasoo haatan amaah ku jooga Paris Saint-Germain.

Kean, oo ku soo biiray kooxda Everton ee Juve sanadkii 2019, ayaa dhaliyay 11 gool 20 kulan oo Ligue 1 ah xilli ciyaareedkan PSG.

 

WararkaMaanta.News

Back to top button