Caalamka Videos

Qorshaha Ay Wataan Axmed Madoobe & Siciid Deni Faragelinta Imaaraadka…



Wararka Maanta

26 Comments

  1. Waxaan Aaminay in wali Ayjiraan Maddax Shisheyaha u Shaqeeyo Lakin Shacabka Soomaliyed waydaleen Ama kofur Ama waqoyi Ama Putulaan soomali waa Daashay ogaada Soomali waxay Ku Mahmahaan Hanqaraarac Hallug uma dhutiyo
    كل مجرم لها يوم إنشالله يحاسب الدنيا والآخرة

  2. sxb warkaaga xaqiiq kusalee fadlan waad mahadsantahay
    adna wax faa id umadana wax ufaa idee

  3. illaahow naga qabo daneysta yashan oo danaha shii sheye ku shaqeyo qabta tuugada guul farmaajo

  4. Illaahow naga qabo cadowga umada somaaliyeed iyo jawaasiista ey wataan insha Allah somaaliya horey usoconeysaa

  5. Dani Iyo Axmed madoobe Dalka Ha laga qabto doowlada Aan Rabin Iney sooomliya Nabad noqoto Ayeey Wakiil Uyihiin soomalida Waa iney iska qabtaan siyaasiinta Dalkooda burburintooda loo soo Adeegsaday

  6. Kuwa xun ee hagar damada ku haya hor u socodka somalia waxa ka badan kuwa fican ha leyska qabto laban aya ugu daran mucaradka wax ay ka yihin malaha kuwa hortagan dorashada somalia waa axmed uhuri iyo deni imarad hala xiro farmajo adiga aya laga raba inad goan ka qadato somalia guuul farmajo guuul turkiga guul cidamada xoga dalka somalia guuul 🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇸🇴🇹🇷🇸🇴🇹🇷

  7. Adeer turkey mantay uga dhamaystay
    Waxad kunoqon horfadhi gurigaga meel anlahayn malihide KU noqo farmajana wuxu kunoqon cabudwaq Somali ninba gurigi Kamba xagad wareeg meel kale malihid

  8. Shurruudaha aan dhamaanayn iyo jemis swan way wada socdaan imaraad ayaa lacag nairobi la taagan saylada lagu kala iibsanayo burburita dowladnimada somalia . waxa is waydiinle shuruudaha ay soo qaataan mar walba waxaa ka mida B/caalamka Ha damaanad qaado amniga iyo geedi galinta shirka , Halaga qayb galiyo gudoonka go/sare & midowga mucaaridka . #farmaajo musharax yuu noqonin . saraakiisha ciidanka dowlada dhamaan hala cayriyo xilkana halaga qaado .
    Waxa is waydiinle intaba xaq ma u leeyiin mise waa gardaro lag garab siinayo gaar ahaan B/caalamka ayaa waxani la socdaan .gar ahaan ( j swan ) aniga waxan qabaa in ay sabab u tahay laba EREY /QODOB .
    SAYLADA IMARAAD OO LACAGTA LA DUL TAAGAN SHAQSI KASTA OO AY KU BURBURIN KARAAN DOWLADNIMADA SOMALIA .
    IN GO 'AANADA FARMAAJO QAADANAYO SI JILICSANA UU KU SOCDO ISAGOO ADUUNKA ISLE QANCI LUGOOYADIISA IYO LUGOOYADA SOMALIA AY SII WADAN . ISAGOO DHAWRAYA SIDAY DOWLAD TAARIIKHDA GASHA UGA DHALAN LAHAYD SOMALIA .
    GUNDHIGA HADAAN SOO KOOBO WAA IN LABADA NIN EE MA DHAMAATADA KA DHIGAYA MUSTAQBALKII UMADA AY XARIG GALAAN AMA LA XIDHO OO MAXKAMADII IYAGAA ISA SAARAYE LA TOOGTO . HADII KALE DHAMAAN UMADA SOMALIYED MUGDI AYEY GALINAYAAN .WAXAN LEEYAHAY LABADAA NIN IYO JIRITAANKA SOMALIA HALA KALA DOORTO HADALKU WAA LABADAA IMAA AAN KA TAKHALUSNO IMAA AY UMAA SOMALIYEED KA TAKHALUSAAN DFS RAGA MAANTA XUKUNKA HAYA IYO WAX GARADKA SOMALIYEED HALA CADEEYO SI DHABA B/CAALAMKU INAGAMA CILELIN KARTEE LABADAA IN LA KALA DOORRO .WAXAN GUNAAND II AH DFS HADAY LABADAA NIN ISKA QABAN WAYDO .WAA IN DALKA DASTUUR SOCON QWAAYOO WAXAY SEXEEXEN KUWA DIIDAY DIINTA ALE KUWA NAGU DHAQA HALOO DHIIBO OO DHALIN AH TUUGTANA MADAXA KA JARA .

  9. Waxa xaqiiq ah
    Farmajo inuusan kutala galin
    inuu dorasho qof iyo cod ah
    Qabto ee wuxuu Rabay
    inuu kumodo dheeraysto
    Gursiga

  10. inta uu sulaan xaashi sheegay oodhan waasax. hadaladii aan xala kaseexan waayay ayaa waxay ahaayeen hadaladii uu saciid dani ku hadlayay ee ay kamidka ahaayeen waxaa xamar nagu casuumay beesha caalamka iyo 4 koona ayaa ciidama lagala soo dhoobay oo go doon ayaan kujirnaa amaanka nagana masugno subxaana yaacadiim waloo aan ogeyn in shir doorashada kusaabsan loobalan sanyahay madaxweynuhuna isugu yeeray dhamaan inta ay quseyso in xamar la isugu yimaado sharkana looga soowada qeyb galo saciid dani inuu yirahdo beesha caalamka ayaa igu casuumtay xamar beenta intaa la'eg maxaa kukalifay?
    waxaan ka ani ahaan oran lahaa labadaa nin ee shisheeyaha u adeegaya ee doonaya dhulka somaliyeed inay cadawga gacanta u galiyaan halaga kaaf tooma doorashadana yay loojoojin wadankana hala xoreeyo oo iyaga iyo wixii lamid ahba halaga xooreeyo! Cadawga somaliya alaha jabiya Amiiiiiiiiiiiiiiiiiin yaarabi

  11. Caawa al shabaab halagu wareejiyo dani madobe >o B/caalamka gaaladu ja na dhaafaane sidani si maahee .

  12. Nin meeli u caddahay meeli ka madoow. Mucaaradka dhulka Allaha la gooyo oo cadaabta Allaha ugu bishaareeyo.🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  13. Horfadhi miidiya shacabka somaliyeed way fahmeen waxa Aa tihiin tuugo woxoogaa balaqa loo tuuray

  14. Xaashiyow aad iyo asd ayad ugu mhdsan thy, xaquuqda aad ka hadashey iyo sida xaalada runta ah ee jirta, nimankan caqligii ka dhintey ee gumeysi isku dhiibka ah, waxa ay raban bey ku hadlaan, oo waxba kama xishoodan, dhaqankoidu waa iska gad shisheeye ayay u hadlaan, Illaahey shacabka hala qabto, wa an soo jeedin lahaa gobolada ay ka taliyaan ee dadka dulman jooga waa in ay habaaran si Illaahey uga dulqaado, waxmagarato garab cadawad wadata…Illaahey shartooda Ha kuceliyao aamiin

  15. Maa shaa allah. Soomaali soomaalibaaleh. Guuul guul Guuul 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅

Back to top button