Caalamka Videos

Wararkii ugu Danbeeyey NInkii Caayay Madaxweynaha Turkiga oo Xabsiga…



Wararka Maanta

27 Comments

  1. Caddani wareysi oo bbc siiyey waxuu fuliyey qorshe cusub oo axmarada xagjirka oo in xasuuqa tigree iyo mungistu.. waxuu dhahay dadkaan 40 sano ugu dabeyey la xasuuqayey . Rewriting history in favour if ahmaara imperialism,, ma ninkaas jabhad ah.. marshal MOH. Maaday iyo caddani kuli mi6 baa 1990,s gacanta ku dhigtay

  2. Addunya hal baan lahaa hashina horor baa latagey oo HARUUB madhan baa sitaa..dds bankiga airoprka korontoda iyo shidaalka KULI axmaarka iska quuta..

  3. Dadka diinta afkiyow dirirka ka mid ah oo dareenkooda is rabo dadka Kala durkin mow dulqaadana? ONLF waa qaybinta awooda iyo midnimida UMMADA Islamka oo somali galbeed

  4. Practice social distancing stay away from ogadeen liberation front support western somali liberation front

  5. Ďhaman umada somaliyed waxan sinaxariisle uga codsanayaa inaad
    Ďar illahay 2k subscribe igu cawisan
    Please πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™πŸ˜’πŸ˜’πŸ˜’πŸ˜’πŸ˜’πŸ˜’

  6. Warkaaga ma fiicna markasta waxaad waynaysaa wadamada kale soomaaliya waad udanbaysiisa

  7. illohow rabiyow rajab dayib erdogan cafimad iyo cimridereeee Allah uziyathiyooo gulleysaaa walligaaaa alleeeeeeh garabgal Allah cathowgaaga cagtahoostiisss i.a amiiiiiiin yaraaaaaaabiiiiiii

  8. Ninka turkiga ah ee cayay madax waynaha turkiga waamid walan oolamida sicid dani iyo axmad madobe oogeed dher iyo geed gabanba ufuulay sida ay uburburinlahayen dalkoda

  9. Jizakallahu kheeyr Horufadhi media Adigana sidookale walaal Xaashi Allah Ha ni Barkeeyo Xafido Amiin Yaa Rabbi Yaa Allah β€οΈπŸŒΉπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’•πŸŽ May bless Somalia πŸ‡ΈπŸ‡΄

  10. Waxaab ilaahay uga baryayaa Horufadhii media in cadawgoodu shinto
    Waxaan ilaahay uga baryaynaa inuu gaarsiiyo oo ay caafimaad ku gaaraan xilliga soomaaliyawayn ,oo Muslim ah ,oo qani ah .oo midaysan oo isku talisa ee aan loo talin

  11. Qaybtan kaliya ayaan helay wararka 2da qaybood eekale ilaa hada ma arag waxaan ahay subcribed ee siday wax ujiraan pls

  12. Wadamada muslimiinta cadaadiya weysoo bateen ilaahay umadaha muslimiinta ah dhibkas too haysta haka dul qaado

  13. Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya i 10k gaadhsiiya besπŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ˜­πŸ‘πŸ‘

  14. dhamaan umadda soomaaliyeed waa idin salaamey salaan ka dib
    ma dooneysaa inaad baratid qur'aanka kariimka xifdin iyo hingaadda adigoo jooga girigaaga goobtaada shaqo any time dad waa laga ma maarmaan barashada iyo xifdinta qur'aanka iyo culuumta ee
    fadlan hadaad diyaar tahay nagala soo xidhiidh lambarada kala ah WhatsApp &Skype 634955573 ama 615677033
    mahadsanidiiin

Back to top button