Warka Ciyaaraha

5 Ciyaartoy oo Kooxda Juventus diirada u saaran Xagaagan


Kooxda Juventus ayaa wada Qorshe ay dib u habeen ugu sameneyso Kooxda Xagaagan waxaana tilaabadaasi ay timid kadib markii uu hoos u dhacay awooda Kooxda.

Juventus ayaa dhawaan iskaga hartay Koobka Champions league taasi oo shaki galisay Mustaqbalka Xidiga Cristiano Ronaldo iyo Waliba Shaqada Tabaraha Kooxda ee Pirlo.

Dhibaatada hada heysata Kooxda ayaa ugu weyn dhanka weerarka.

Ciyaaro.com ayaa dib u eegeysa Shan Ciyaaryahan oo Xagaagan Diirada u saaran Kooxda.

# 5 Ciise Vazquez

# 4 Alexander Isak

#3 Houssem Aouar

#2 Manuel Locatelli

#1 Paul Pogba

WararkaMaanta.News

Back to top button