Wararka Videos

Deg Deg: Janan oo Sir badan bixiyay, DF oo udigtay B/Caalamka & Go’aanka Turkiga…



Wararka Maanta

31 Comments

  1. Walalayal igu sacidA o ii saar SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  2. Walalayal waxan ah abo somaliyed o niga wAdA codsanayo in ad igu wada sAacidin SUBSCRIBED ii wada sartan SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahdsanthin dhamantin guulesta waligin dhmntin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴🇸🇴

  3. ASC
    NABAD IYO NOLOL GUUL GUUL GUUL GUULEYSA WELIGIN
    CIDIMADIIN SOMALI GUUL GUUL GUUL GUULEYSA WELIGIN
    CADAWGA ALAHA ALLAHA HA JABIYO.
    SOMALIYEDA ISKA NOOLADA NABAD IYO NOLOL WANAAGSAN IYO WANAAGSAN.
    TAKBIIR ALLAHU AKBAR TAKBIIR ALLAHA AKBAR TAKBIIR ALLAHA AKBAR.
    SOMALIWEEYN GUULEYSA WELIGIN SOMALI VIVA

  4. Wariyye fatal baad tahay dhinacbaad ka rarantay shaqadaada hagaaki feel qaafka iska data

  5. Xiratanka xerada wa qasaro kale o kenya so wajahaya iyo shaqo la aan ee wajahayan kenyatiga ile dhaqaale ku qaadan jirtey qaxotige

  6. Keenya qaxootiga iyagaa dhaqaale ku hesha iyo shaqaaleba,
    Iyadaa khasaare ku qabta,

  7. What is the difference if this meeting continues or be closed was just for those five gangsters

  8. ILAAHOOW FARMAJO NOO SOO CELI WAA GUMEYSI DIID MAAHAN CADA QATE MAHAN JAAJUUS IIBSANAYA DALKIISA WAA MIDEYE TUUGADU WAXEY RABAN INEY NAGA IIBIYAN YAHUUD IYO IMARAAD

  9. qiimo male waayo janan xabada ma karto miyaa? hadey dagaal noqoto boonmariixaan cagtaa la marin gedo uunsowmale.? ogaadeen waana idinka badan yahay dagaalna waayaqaan, boonmariixaan waligeed maiyadaaba dagaalantay. waqtigii afweyne orod lee kujireene kkkkkk

  10. xaarmaajo boonmariixaan halkii amxaaradow galiyey maalindhow meel kasto waalaga ugaarsanaa. abiy iyo xaarmaajo waa isku fakar

  11. Beenqaad tv isku maaweeliya waxan jirin xarmajo ayaama u haray inta laga so jiidayo villada u dhufeyska ka sameystay

  12. Janan waxaan umalaynaya wuxuu
    Arkay in wadanku uu God kusi dhacayo marka waa in uu badbaadiya wadanka hadow arkay
    Sida wax u socdaan taasu wa nin qali wanaagsan leh danaynaya dadka iyo dalka

  13. Runtii waa Arin aad iyo aad u Fiican Muddanna ku Dayasho Dalka waa Dalkeeni, waa Gurigeeni, haddaan annaga Hagaajisan wayno Dalkeena waxaa xaqiiqa in aysan Shisheeye waxba Noo Hagaajineenin waxay naga gooyan mooye .Mucaarad iyo muxaafad waa in aan u Midawno Dalkeena ,Dadkeena iyo Danteena. Soomaaliya ha Guulaysatoo ,Mahadsanid

  14. B.e.S.T f'u"l'l D.a.T.i.n.G h.o.T G.i.r.L's —L—o—V—e—S—e-X———❤️😘 ..👍 Clickhere : 18cams.xyz

    !💖🖤❤️今後は気をライブ配信の再編ありがとうです!この日のライブ配信は、かならりやばかったですね!1万人を超える人が見ていたもん(笑)やっぱり人参最高!まさかのカメラ切り忘れでやら1かしたのもドキドキでした,. 💖🖤在整個人類歷史上,強者,富人和具有狡猾特質的人捕食部落,氏族,城鎮,城市和鄉村中的弱者,無`'守和貧窮成員。然而,人類的生存意願迫使那些被拒絕,被剝奪或摧毀的基本需求的人們找到了一種生活方式,並繼續將其DNA融入不斷發展的人類社會。. 說到食物,不要以為那些被拒絕的人只吃垃圾。相反,他們學會了在被忽視的肉類和蔬菜中尋找營養。他們學會了清潔,切塊,調味和慢燉慢燉的野菜和肉類,在食品市場上被忽略的部分家用蔬菜和肉類,並且學會了使用芳香的木煙(如山核桃,山核桃和豆科灌木 來調味g食物煮的時候1

  15. Ma ubaahan tahay inaad quraanka xiftido❓❓

    ama tajwiidkaga haagajisid ❓❓

    ama culuumta shareecada baratid ❓❓

    Sidokle madoyinka maadiga ah carurtada laga caawiyo

    waxaad kaheli kartaa Al iman ONLINE HOME ACADEMY ✏️✏️✏️
    WHATSAPP – +252634222447
    SKYPE _Al iman quran online

  16. KENYA, XEROYINKA QAXOOTIGA SANNAD WALBO QARAMADA MIDOOBAY AYEY UGA QATAAN MALAYIIN DOLLAR, MISNA AYSAN WAX UGU QABANIN QAXOOTIGA, TAN XIGTA, XEROOYINKA DADKA KU JIRO SIDA UNDP AY SHEEGTAY LABA QEYB GOORTAN U QEYBINAY MID AYA SOMALI AH, QEYB KALE WA DAD SOMALI LAGU QORAY LAKIIN AAN AHEYN.

  17. Sodhwow C/ Rashid, fadalan lashaqee dowalada ilaali midnimada iyo qaran nimada dadkeena iyo dalkeena.

Back to top button