Caalamka Videos

Jabkii Kenya ku dhacay Iyo Bulshada Soomaaliyeed siday ugu midoobeen.



Wararka Maanta

32 Comments

  1. Wallah waa saax Kenya mamaqna. LuuQaakàle ayeey kasolabanrabtaa. Somaliyeey halmeel ugasowada jeesta maxayeelay . Ahmed madoobe iyo saciid dani warkoodu waacadyahay.

  2. Kuwa kenya ganacsiga kuheysta haka baxaan maxaa yeelay ganacsoga iyo dadka jooga waxaa ka weyn waxa ay dooneyso loomana joojinayo hadey dagaal noqoto waanu dagaalameynaa

  3. Asc kenya ciidamadeeda hanooga baxaan haday kabixiweydo xabad haloogasaaro Baryo mash’s adeer

  4. Siyaasiyiinta budland waligoodba ma jecleen in eyedhalato dowlad cagaheeda ku istaakta oo qabata wadanka soomaaliyeedoodhan

  5. Somaliyay kaca cadowgeena ha lo midoobo. Kenya iyo kuwa u shaqeeya Ahmed madoobe iyo Deni iyo burbur qaraan Jabhada ku ku dumanysa jawasisita Halane shiisheeye hosta ka jira . Ha layska qabto gacan biro. Tuugta . Shacabku ha u midoobaan. Guul farmajo dowladeena. Guul somalia ha noolato 🇸🇴

  6. Waan salamaya hurfadh media khasatan xaashi hadan usoo labto hadafkayga waxaan maqlayna aysamaysteen colada macaaradka badada kharan laga Bilabo 14 -3-2021- oo ah malinti maxkamadu bilabmaysay taas waxay cadayn utahay in ay ushaynayan Kenya iyo Emmett I sidaas dated Haha tashado

  7. Kiiniya waynu wajahnay waxay noqotaba … lkn talaabooyinka halista ah ee ay qaadi rabto halaga fikiro insha allah

  8. Kiiniya ciidamkeeda soomaaliya halaga saaro dawlad soomaaliya waxaa lagacodsanayaa inay ciidankaa saarto haday caqabado idinhaystaan shacabka ayaa idiin heegan ah

  9. Reer burco waanu taageersanahay in badda somaliyed lasooceliyo mn sha allah guul

  10. Alloow yaa yaa badeena ukaca cadowna beer hooya
    Boorsiyo kawayn baddani
    Wax biirso laguqaado
    Nimankii bahalada noqdee
    Boobka lagu sheegay
    Mar hadayn kabaydhayn
    Bohosha Baal taala
    Bari baan sugaynaa iny
    Boqonta goysaaye
    Baal madow in lagu qoray
    Yaa ugu baroor sheega

  11. Dadka qaar aan caadi ahayn baa jira kulahaa kenya waa cadawgeena hadana waa walaaleheen kkkk

  12. Soomaaliyeey intay daba dhilif dhexdiina si bareer ah iskugu urursanayaan , idinkay idinka arkeene, amma dulligaasi ku jira amma, inta kiiniya , dhulka yara dhigataan iyaga dhulka la jara. Waayo? Sheekadu waa gudineey, haddaan badhkay kugu jirin imaad gooyseen.

  13. Waan salaamayaa ugu horreyn ummada somaliyeed meel ay joogtaba waxaan leetelayahay guul labaad
    Kashifaada nimanka tuugta ah ee qas wadaayasha qaran isku sheega isbahaysiga isku dayayaasha ,,burburin ,,
    Qaran,, badda somaliyana waa khad cas,, keeneyana
    Waxaan ,,leeyahay,,way joogaan ,,dhallinyaradii soomaaliyeed ee maraakiibta ka afduubi jirtey ,,400,, km. Waxaan hayaa ,,recommanded ,,
    Sea, routes oo looga waashey bada somalia ilaa,, 400,km dhalinyaradii budhcad badeedka,,
    Waxa ku filan afar doonyood oo yar ,yar ,,30 dhalinyaro ah keneya gebigeedaba,,

  14. Arligan awowgeen katagay
    Ee Eebe nagu beeray
    Inagoo arkaynaa aayar
    Loo dhacaye
    Afka iyo indhaha kii qabsada
    Urugo sow maaha
    Asaraarka sheekadu
    Olole sow maaha
    Inaynaan asaageen kahadhin
    Amarku sow maaha
    Istaagtsye tani asked
    Taladu sow maaha
    Afrikaad itaal iyo kartiba
    Ugu sarayseene
    Ashuunkani lagu adimi
    Urugo sow maaha

  15. midka keenya sharci ku joogtaa dhahaayo ma asaaa sharci ku soo giliyay mise dowlada oo kamid yahay sababta oo keenya ugu doo dayo waa maxaxy hadiii ay keenya dowlad tahay ma anaka kaliitano anaka oo wadankeena dowlad xoog bdn kajirin ayaaa kaxoo badnhy

  16. Soomaaliya waa wadan dhisan uuma baahna kiiniya way ka maarmi karta kiiniya iyada ugu wacan khilaafka ka jira somaliya

  17. Waxaan oran laha Horufadhi Media, wa wax foolxumo ah runti inaad so gudbisaan dad maanta kenya udoodaya taas waxay dhaawac kutahay quluubta ummadda soomaaliyeed iyo xaaladda maanta aan kujirno lama oran karo dhaxdhaxaad qof udoodaya cadawga dalka horror ka ku ah, maxaayeelay Kenya waxay leedahay 100 laal meelood oo ay kufaafisiso Dacaayadaheeda. annagane waxba nagama weydiiso.
    waxa kale oo ay dhaawacaysa arintaas ololahiina dib uso noolaynta quluubta ummadda soomaaliyeed oo haatan ka jilacsan quraaradda. fadlan

  18. Kenya hada buuq ee wadaa. Dadaab iyo xiryaha qaxootiga ee u qabteen 14 maalmood inee ku xiraayaan

  19. Waxaan ugu horeyn mar labaad salaamayaa ,, oo wax ,lagu , farxo ah , hablaheena ,, somaliyeed ,sida ,,
    Sida sharafta leh ay dagaalka bada uga qayb qaateen waxaan leeyahay allah, hadin daayo,,,
    Waxaanan ugu bushaareynayaa in dhalintarada somaaliyeed meel walba ka dhaceen ,,cilmi, walba lasoo ,bartay,, wadankiina qiimahiisa la ogaadey markii ,,qurbaha dhibaatadiisii, lasooo arkey,, cid looga baqanyaa dhulkeena ma jirto,, anagaa u nool,, bad iyo berriba,, guul,✌💪🌊🚢🌊

  20. Ilaahay baa mahad oo dhani usugnaatey, Allihii quusha nawaafajiyey

    Waa inaanu dadaalnaa, waliba midownaa horeyna usoconaa

Back to top button