Caalamka Videos

Qodobada Laysku Mari Waayay ee Shirka & Go’aanka Puntland, Jubaland |…



Wararka Maanta

29 Comments

  1. Dowladu waxay wadaa afkaaga kala qaad aan ilkahaaga tiriyee waayo nimankaan ineysan doorasho rabin ilmaha laba jirka ah baa og. Afkooda maxay ka sugee doorasho ma rabno waaba iska cadahey iney doorasho u jeedin. Soomaali waxay dhahdaa xujo ma falanto ee xaajaa falanto. Marka nimankaan waxooda waa xujo laakiin insha allaah dhibaatada ay umada soomaaliyeed la doonaayaan iyagey ku gadoomi bi idnillaah.

  2. Runtii waxaan aad ugu faraxsanahay in si cad lookalabaxay, kuwa umada Soomaaliyeed in cagaheeda ku istaakto ogol iyo kuwa cadowga u shaqeeyo oo hagardaamada kuwada, hadey ahaan lahaayen siyaasi xil haayo iyo mid aan xilheyninba, waxaa ilaahey mahadiisa ah in Umada Soomaaliyeed ay baraaruktey intooda badan, waa guul, Soomaaliya ha guuleysato.

  3. GUUL CIIDAMADEENA IYO QARANIMADEENA ALOW (((( NAGA QABO DENI IYO DABA DHILIFIINTA DABA QOODHIGA ALOW NAGA QABO MOORTAANTA DENI KU SHAQAYSTO ((( QUMIS TAARIIKH XUMADOODA IYO DULMIGOODA CUADADOODA ALLAHA NADHAAFIYO DAALIMIINTA DAD IYO DAL GATAY AMIIN YAA RABI

  4. Waxaa layaab ah labadaan odoy oo masuul ka ah gobolo shacab kunolyahay waxa ay kuhadlaayaan xayawanka xaataa kumahadlo

  5. MACNO MASMYNAYSO
    OFFICER BAA DAGAAL KU JIRA WAAD MAHADSANTAHY RAGGA
    GACAN KU DHIILAYAASHA AH WEEYAAN

  6. Sstv iyo tilmaan tv hadaad nasab tihiin ku muduharaad xisbiga xagjirka axmarada oo jigjiga xafiiska ka furtay intaad dawladnimida somali ku rafanaayseen

  7. Kuwaan magaca ayaay ka yahiin somali qaligooda waa lacag ee san ogeen in ay ka dhimanaayan ee waxaan dhih lahaa aloow tod xumo hangu dilin aamiin yaa rabi aamiin

  8. Labadaan tuugo in la daldaley aheed laakiin waa laba nasiib badan gacan masaakiin ayey ku jiraan farmaajo wallee aniga kuwaan maba laaban laheen masiirka ummada waxa hortaagan waa ayaga kaliya dantooda shakhsiyadeed ayey fiirinaayaan ee iska baashaala dheh waa nasiib badan tihiin

  9. Ceelasha shidaalka ee jeexdin somali koob shaaha kama cabaan, iyo gumeysiga axmarada dhabtaa ka hadal SSTV IYO TILMAAN TV Intaad dawladnimida somali ku rafanaysaan

  10. Dawlada waxaan u soo
    Jeediin lahaa labadan
    Nin ee dib u socodka ah
    Somali kale daayoo
    Degaanaday maamulaan
    Ayaa khati ka taagan
    Markaa xasaanad ka
    Xayuubiin halagu sameeyo sharcigana
    Hara hor geeyo deegaanadoodana intay
    Doorasho ka dhacayso
    Haloo dhiibo Ku
    Xigeenadooda

  11. Guul Guul haldalbanaan lagadho waxba ciidankeena kaqaadimaayo xaqa ayaa dilaacay kuwan musharixiin iskusheega ahna cadaw nimadooda ayey ina tuseen wllhi somali maahan somalidii iska baylahsanayd ee cadaw kastaaba iska cunaayey halyey wax nakalatusay baa dalka madax ka ah ilaa somali caga heeda ku istaagaysana madaxwayne ka ahaanaya ilaa 30sano ee sosocda guulayso guulayso mudane madaxwayne farmaajo xiligii calooshiisa usha qaystaha xiligii danaysta xiligii qabyaaladaystaha xiligii dabadhilifka xiligii reer galbeedka dhamaantood waxaan aan sooyeedhiyey oodhan wakhtigiisii wuudhamaaday waanalaga soogudbay illaahayna naguma celiyo insha allaah insha allaah aamiin aamiin Guul Guul halyeyga qaran ee halistabadan tusay danaystihii guul guul marlabaad iyo marsadexaadba mudane madaxwayne maxamed c/laahi maxamed farmaajo guulayso guulayso aabo cadawga cagta mari insha allaah guul guul iyo gobonimo farmaajo iyo somaliyada cusubπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·πŸ‡ΉπŸ‡·β€β€β€β€β€β€β€β€β€β€β€β€β€β€πŸ’šπŸ’šπŸ’šπŸ’šπŸ’šπŸ’šπŸ’šπŸ’šπŸ’šπŸ’šπŸ’šπŸ’šπŸ’šπŸ’šπŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉ

  12. Asc wll qoraalka baa iga qaldamay kuwaan qeer ma soo wadaan araga bay Somali ka yahiin diintoda waa lacag marka aan dabo galay kuwa 2m/gobaleed 2m/hore bal waxaad firisaa wax ay u soo sa'idiyeen somali majiro hal shaqsi baa wax yar buu qabta oo cabtii sa qarisay waa arinka bada wcs wll

  13. Nimakan wada suudhka buluugaa u soo xidhay Somalia in anay caga heega isku tagan anuunbaa wax ka qabanlahaa dhamaan toot madax waynii wuu yabanyahay nimanka sudhadh kan habixiyaan horta madax waynaha mooyaane

  14. Guule gorgor iyo haramcad iyo danab allaha dhowro cadawgsna allaha kadhigo kuwa gacmahoda kuciqaba

  15. ANIGO AH MUWADIN SOMALIYA SIKASTABA SIYASADA AAN U ARKO LAAKIIN SICIID DANI IYO AXMED MADOBE WAXAAN LEYAHAY DALKA IYO DADKA HALAGAQABTO SAS MARKAN LEYAHAYNA WAXA AAN KAXUMAADAY IN EEY KASOHORJEDAN AWODA CIIDANKA MAR HDEY DHEHEN HAKALADHIMO CIIDANKA OO SHARAKISHA HALAKALA BEDILO WAA QA INU WADANEN DALKA IYO DADKA DIINTU WAA MUQADAS MIDAKALE MAXAA AXMED MADOBE KAQUSEYA SOMALIYA WAAYO MAR WAA KENYAN MARNA WAA ETHIOPIAN AAD AYAAN UGAXUMAHAY

  16. Lax meeshay is dhigto ay lugu gowraaca tusaalo yar markan dalkanu soo qaato RW. Narendra modi dalka india ay ku yir shacaabka dagan gobolka karlaa waxad uu nooshiyin sidee Somalia oo kale shacaabkii gobolka karlaa ay kacarooday hadalka wuu yir Narendra modi waxay ku yirahadan hadalka waa bahdil aad uu weyn in aad nagu tilmaanto daal aan xasilooni kajirin siyasigodu uu yahay burcaad iyo bulsho aan cilmi iyo araagtii aan lahan. xisbiga siyasada Narendra modi ay ku qasaaray codbixinta kurasata gobolaka karlaa guuldaro ayuu xisbiga Narendra modi kala kulmaaye tusaale uu ka bixiya gobolka karlaa?

  17. Wlhi wan qiirooday nolo sxb suleiman xashi. Manta halku uu taagan yahay ciidankeena iyo shalay markii aan ku soo biirayay 2005 kii kala dheer. Adeer wan sida aan hurdada uga toosnay diidnay dib u laabasho. Guul iyo gobonimo dushiina rabbi haka dhigo

  18. Asc walalahyg qalig aah fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh walashin ayan aahee illaahay Ramadaan nabad haa nagu garsiyo inshallh aamin πŸ™πŸ™

  19. Hadii aynan isku so bax ka dhan kuwa uyeeranayo Faragelinta shisheeye aynu ku cambareheno dhullkena ino gacmaha kuwa kuhabon ino kabaxa kabaqena lkn waxan udirena codkena lajiro inta umada somaliyeed wanageda jacel inee nafyahoda ine uhuran difacida dalkena cadwaha kala duwan ay Argagexisda kow ka tahay dhaaburada na so labenayaan inshallah wenu ka gulesahena

  20. Basaasin qaran weeye alle haynga qabte midna ethopia ayaa wadata minda kenya😭😭😭😭

  21. Beelaha ey kasoo jedaan ayaka hitaa dabadilifyaaal miyaa ka ceshtaan hilka ey uhayaan somaliyeey warka waa cadyahay shaqsi oo hoog ku hestaan ma ahan lawada jifo haka hadlaan arintaas

  22. Maxa diidan in si bareer aynu kaga hortagno Kuwa uyeeranayo faragelin ta shisheeye iyagow cadow u arko cidamada qaranka ee kala duwan halka ay kufani lahayeen hormarada ciidamada qaranka Ayee waxee isu dhiiradeen inee go aamada kadhanka ciimadena inee dalal cadow uso yeriyaan talaboyinka lagu hor istagi karayo awoda xoliga ee ciidamada qaranka lasobaxayan halkee Ayee raban inaynu kudanbeno qatar kastow ka dhan cadowga dalkena wa in aynu kudhaqaaqna hadii kale dalka God xun. Ayee laraban cadawaha isbahesanayo dalalka shisheeye

Back to top button