Caalamka Videos

Farmaajo oo qodobo hor leh ka tanaasulay iyo Waxa laga filayo shirka …



Wararka Maanta

38 Comments

  1. wll waxad ku faraxdo adun akhiro alah ku siiyo hadad πŸ‘‰#SUBSCRIBE iisaarto plz furoπŸ””boqo chanalk aminso ducada🀲 yaran malah thanks.

  2. Soomaaliya ha noolaato
    Mudane farmaajo guul insha allaah
    Dowladeena wey istaaktey cagaheedii bey ku istaaktey ckd hor istaagi kartaa ma jirto
    Dani iyo madoowe waa in wadanka laga qabtaaaπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’ͺπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’ͺπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’ͺπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’ͺπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

  3. Madax weyne farmajo mahan inuu markasta u tanaasulo labo nin oo dano ka dhana somaliya wata. Waa inuu si adag ugu sheegaa inay saxiixaan heshiiskii 17 kii September, imisa jeer laa loo tanaasulaya, mana aha in ciidanka qaranka awoodooda la dhimo. Waa in dowlada la badbaadiyo oo waqtiga dowlada loogu daro, kadibna doorasho qof iyo cada loo dareero. Guul somaliya

  4. Somalia Somali baa leeh. Aniga waxaan leyahay waan ragaan laxirxira

  5. Beesha lixaad ama Beesha lixaad wadanka uma taliyaan, Allaha wadanka noo badbaadiyo, Dani iyo madoobe iyo mucaaradka wadanka halaga badbaadiyo

  6. Maxuma in laga soo qaybgaliyo wadahadalada niman somaliyed cidii doonta hoosta hakuwadatee wana muhiim xaladahanoo kale in tanaasulku bato balse muhiimadu wa in bud dhigo ahaado heshiiskii 17 sep iyo kii baydhabo.

  7. Aniga sila ila taxay haalada waa sii culaneysa waayo sida ay ila taxay waa ku medeysinyixiin in aan doorasho laga qaban , ballanti ay qaadeen in Soomaaliya god ku ridaan waa in ay oofiyaan dad meel u muuqdo, waddan iyo somaali nimo ha sheegin.

  8. Madaxweeyne somaali horumarinaya wanheysana manta dilalinta badasomaliyeed dilalay halaga qabto umadasomaliyeed

  9. Sc xaashi aad baan idiin salaamayaa adiga iyo bahda horfadhimedia. Sida wacan aad noogu daadiheysaan.
    Waa khalad in laga yeelo shurudahada ay wataan waayo waxaa lala damacsanyahay wiiqitaanka dawlada hormarka iyo isbedelka ciidanka isku tashiga iyo isku duubnaanta shacabka iyo dawlada beesha caalamka iyaadaba ka danbeysa shuruudahan aan dhamaaneen ee dawlada shicibkaa taageersan oo la jirta waana u jednaa sey wax u socdaan yeey is dhiibin dawlada in shaa allaa waxay ku noqon doontaa sacii baqarada reer banii is raa iil maantoo dhan soo tashata waan la idiin seto dheeren hadaalina. Socda ee 6daan. Muwaadhin waa iney fariinka saa u hayaan

  10. Waar ragani laga ladi la,yahey. Ee. Soomaalida xilalka. U. Hayaayi. Waxey. Soo muujiyeen iney. Yihiin. Shishe af keena bartey
    Bal yaa odhan kara. Ragga Sidan u dhaqmaayi. Waa mas,uiyiin soomaaliyeed
    Jawaabtu waa. Maya

  11. Aanigu.waxan.jooga.gobolka.toogreer.xuseen.inti.aan.jiray.4.saan.nayir.ayan.laha.inshalah.sonoq.m.w.formaje

  12. πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ’―πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

  13. Waxey ilatahay tanazulka uaameyay madaxweyne farmajo iyo rw roble in ey xal kudonayan eyna mesha kasarayan in aan besha calma wax kasugin oo ey Somali isku filantahay allow somalia oonabad ah natus rabiyow somalia hanolato πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

  14. Inshallah ilahey waxaan kaga baryaya kheir ka iyo barakada iyo towfiqda ilahey haana wafajiyo Amin Amin yaa rabbi aan aragnoo raggan waxay keenidonan ilahey haa wafajiyo towfiq Amin Amin yaa rabbi inshallah ilahey haa noo dhigoo hashiiski sulaxudeybiyah

  15. Waa yaab hadii lagusoo daro .sadexda oday ee badbaado qaran hadana dani iyo madoobe armay warkale keenaan

  16. Anigu matagersani DOWLADU siday wax uwado LAAKIIN hadii aan fekerkeyga kahadlo waxaan dhihilahaay shirka yaan Lakeenin Maďaxweynayashii hore WAAYO waxey xeyndaab uyihiin DANI iyo Oday madobe waana IN shirku noqday Dani iyo hebel madobe iyo dowlada fadhixun iyo taagerayaashada Ogoli walow muxarad xasan SHIIKH SHARIIF midkodna madonayo

  17. Like lamadhafo horfadhi somalia oawodle iyo adinko guul garay bainobalana inshalh

  18. Aad iyo aad ayey umadsanyihiin masuuliyinta difaacey dowladnimada somaliya

  19. Magacaygu waa cabdirashiid cabdulahi ciise, waxan joogaa mugdisho.
    Waxan soo dhowenayaa qadiyada iyo qaranimasa somaliyed madaxda sharaftale ee noo ilaalisay una sheegtay nimanka kale in dalku 60 sano kabadan xoryahay.
    Mida labaad nimanka madaxda hore ahaa ee lagu casuumay shirka waa madax hore oo somaliyed inkastoo maqaamkoodi ama herkay gaareen ay habeen hoosna uga dhaceen oo ay faraha kula jiraan 24kasac hadalo iyo waxyalo aan uqalmin tetalkooda hadana hadii madaxdii dowlada u ogolaatay wan soo dhowenayaa

  20. War ilma aderayalow nimankan max lagabaryaya war koda wacad yahye go'an malagaqato somali bakabadane farmajo jilec badana go'an qado wadanka nobad badi mise mesha isagatg nio

  21. waxa ka imaan karo waa diidmo ookaliya maxayelay hadii ay go aan gaarikaraan goobta ayey ku gaari lahayeen

  22. Beesha caalamku ma waxay u garqaadi umad isdhashay walaaxawla walaaquwata ilaabilaa ku waa ilaahay ayaanu ubaryaynaa in uu naga qabto t🀲🀲🀲🀲🀲🀲🀲🀲🀲🀲🀲

  23. Abukar gurey sheikhow aragtideydu wa iska cadahay dawladan farmajo + roble iyo mursal wa rag dalkooda iyo dadkoda horumar laraba guul wakutageersanahay

  24. Waa. Sax. Nadaamka. Hada. Lugu. Socdo. Hadii. Ay warkale. Ka keenaa. War. Nimankan. Na. Dhaafiya. Waa. Dani. Iyo. Madoowe. Waa. Qaran. Dumis

  25. Beeshacaalamka booskumalahan aayakatalinta umada Somaliyed. Talada aayaha ama mustaqbalka Somalia waxay utaala dadka Somaliyed oo kaliah.

  26. Le pays doit avancer pour toujours et maintenant le prΓ©sident Mohammed Abdullahi Farmajo va dirigΓ© le pays encore plusieurs annΓ©es inchallah Vive Somalie πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄βœŠπŸ‡ΈπŸ‡΄βœŠβœŠπŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄β€πŸ€²πŸ€²πŸ€²β€β€

  27. Subxaanallah Farmaajo waxaa ku cad inuu kali talis yahay wadankana uu rabo xukun milatare inuu ku qabsado laakiin Dadku dadkii maaha wakhtiguna wakhtigii maaha maatada u tudh maanta qofna ma ogola xukun milateri raadkii hore dalka haku celin.

  28. Dabcan hadii shirka lagusokordhiyo Abdi xashi, sh.Sharif iyo Xasan sheekh, Waxay ilatahay in aysan wax mustaqbalka wanagsan ee Somalia usooifaaya dib uceliya keeneynin 3 da masul.

  29. Khaladkii ugu weynaa Madaxweyne Farmaajo hadda ayuu sameeyey, kol hadii uu oggolaaday in Xasan Sheekh Iyo Sh. Shariif ay shirka soo fariistaan. Wax aan qalaalaaso iyo dibindaabyo ahayn meesha ku soo kordhin maayaan, waxayna taasu guul weyn u noqoneysaa Dani iyo Madoobe. Shirkuna fashil buu ku dambeynayaa.
    Why did he allow that!?.
    Farmaajo made the biggest mistake"

  30. ururka lamagac baxay bad baada qaran uma arko in eey yihiin wax qeeyr leh waa odayaal umada jiritaankeeda cadaw ku eh

  31. Somalia Guul beesha Caalamku banaanka, Somalaay baldhagaysta Siyaasiyiinteena siqiiray Doorashooyinka waxay uga soo horjeedeen ee shirwalba iyo gogol walba oo loodhigo loobaajiyey uneedadoodu maxay ahayd wakhtilumis mudo xileedka dawlada iyo baarlamaanka, kadibna beesha Caalamka ayaa doorasho Dalka kaqaban, kaaf iyo kaladheeri. Umada Soomaaliyeed hadaan nahay annaga oo shacabka ah ayaa xalane duhurcadka dareerin idinka iyo iyagaba, kanasaara kaskiina riyooyinka dhalaan habaabista ah waxanan baarlamaanka ugu baaqaynaa in Doorasho Qof iyo cod ah dalka aad gaarsiisaan, Villa Somalia waxkale oo lagu tegikaro inaymeesha kabaxdo jeclinaa!!!!!!!!!!

Back to top button