Wararka Videos

Deg Deg: A.Madoobe & Deni oo Shuruudo Cusub la yimid, Go’aanka MD Farmaajo &…



Wararka Maanta

14 Comments

  1. Majoogtaa Qurbaha Majeceshahy Inaad Barato Qur'aanka Kariimka
    Hadaba Machadka al qudus online Waxa Uu Qaadanayaa Ardey Cusub
    Kalle Xidhdh : + 252 63 39 23 480

  2. SHIRKA FASHILMO ALLAHA KASO SI DALKA U AADO DORASHO QOF IYO COD DONIMEYNO DORASHO DADBAN OO WATAN DHIIG MIRATADA NIJASINTA DEYUSINTA MARASHA MUCARADKA QARAN DUMIS IYO LABADA NAAG DANINIYO MADOWE.

  3. Ilaahayoow adigaa wayn oo waaxid ah, shirka qayr inooga soo yeeri Aamin Aamin Aamin

  4. Waxaa layaab leh labadaan waxooda waa waqti lumis ee yaana lagu mashquulin shuruud badana balaayo hakudhacdeee

  5. ilahey madaxdena iyo madaxda muslimintaba qulubtoda isu jilci aaamin aamin yaa rabi

  6. Pourquoi discuter avec monsieur noir et monsieur déni ????ce gens ne veulent pas le pays soit libre et indépendante, ils écouter que les étrangers mais pas du peuple, il faut chasser tout les traîtres, pour une fois il faut finir avec eux
    Vive le Somalie,vive le président Mohammed Abdullahi Farmajo et son gouvernement actuel 🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴✊❤✊✊

  7. DENI IYO MADOBE OO KALIYA MAAHEE, SOMALI OO DHAN BAA KALA SHAKISAN!!!!!.SABABTU WAA MAXAY???.MA LA IS WAYDIIYEY, MAXAA INAGU DHACAY, MAXAAN ISKU HAYSANAA????. HALKEE SOMALI KU HESHIISAY????.DAWLAD HALKAY KA IMANEE????.TURKI IYO QADAR AA DAWLAD KUU NOQON!!!!!!.

  8. Shinbirayohow heesa meesha waxka soo baxaya ee wakhti ayaa lagu luminayaa farmaajo weligiis heshiis uu galay ma fulin maxaa la iskaga daalinayaa

  9. Marhore ayaa laga raby inuu tanaasulo lianu isaga ayaa madaxwayne ahaa karamadaradaas eega

  10. Allaw adaa noo maqan dad islaameed baa na faraya bisha soon inaais cafino iyagu ma garanayan

  11. Warqaad army fiican lahayd inaad qodobadaa raadiso in dhamaantood jawaab laga siiyey Dani iyo Madoobe. Tan warqaad shaqada ay ka dhigay warqaad ee ah muda exiled dhamaadey. Waxaa Dani la hordhigay sharciga cadeynaya in hay adaha dowligu ay ku joogaan sharci iyo saxeexay Dani intaan baar karanku sharciyeyn. Taas oo uu baarlamaanka ku ansaxiyey sadex daloolow meel. Waxaana ansaxiyey labada aqal. Wuxuuna la taba galay 17 Sept election decision.

Back to top button