Wararka Videos

Deg Deg: Fashilka Shirkii Xalane, Go’aanka DF, Jawaabta P/Land & J/Land & Md…



Wararka Maanta

26 Comments

  1. Dani iyo madoobe warkooda waa la yaab ayaga ha wareeyjiyaan xilka marka koobaad

  2. Deni iyo madoowe wa rag telefon 📞 ku shaqenayo goaan shisheeye aye fulinayan dowlada waine goaan ka gaarta o xabsiga dhigto somaliya o idil labo khaainul wadan ah darteed uma burbureeso, guul farmaajo 🇸🇴 💙

  3. B/laan iyo jubbalaan guuleeysta haka harinina kooxda kaligitaliyuhu maskaxda ka xaday, guul ayaan idiin rajaynayaa

  4. Nacallah ku taal labadaas, allaha soomaali ka qabto, ma dawlad bilaa madaxweyne ah halkee lagu arkay.

  5. Waqalba labadaas waan ogaa somaliya inay nabad u rabin lkn inshaa allaah waa laga guulaysanaa

  6. Nasiibdaro: Maxaa Loogu seeto Dheeraynayaa??????????????.
    HaLkii uun bay joogaan PL
    iyo JL????????????
    Beenabuurka iyo aqoonddarada ha La dhaafo!!!

    Doorashadii Qaranka ayay horjoogsadeen! Marmarsiinyo waa aad? Badhasaabyada PL iyo JL soomaaliweyn haka TakhaLusto. "Musuqmaasaq waa waxmagaratada meheredeedii ee"!!! "Shisheeye KaLkaaLnimadu waa caddahay hogaamiyayaasha PL iyo JL", …taariikhdu waa isqoreysaa!!! الم يعلم بان الله يرى Imisa Jeer Buu TanasuLey MDW MCM Farmaajo!!!!!!??????
    Wa Billaahi Tawfiiq!

  7. Xarmaajo dhaqankiisii baxsad ayuu bilaabay isagoo foolxun oo dulaysan ayuu dalka ka bixin.

  8. HAWE.MAGACIINBE.WAAR.DADKA.AAN.GASHI.GA.IYO.GODOBTA.MIDNA.AAN.LAHAYN.MAXAA.UKHAARAJIN.WAYSEEN.SIDA.DUBBE.IYO.GUULEED.OOKALE.WAXBA.IDINKA.WAYDIIN.MAYNO.EE.ISDHAAFIYA.KABA.QAADYADA.DHAMAAJO

  9. Ini fargaajo waa in la qaawiyo oo futada farta laga geliyo inangumeed ka inangumeed ku dhalay

  10. Laba sano oo mudo gordhina iyo doorasho qof iyo cod ah iyo mudane
    Farmaajo markale guul soomaaliyeey

  11. Eng.Samater Abdi:
    waayahay; yaa loo qosheeyay in lagu wareejiyo oo
    Dani iyo A/madeebe oo ey u'hayaan !!!????

  12. Beenaale dabadhilif ah oo guulwade ah weeye Dube waa iska hadle liita oo la adeegsado

  13. Farmaajo cidna kama yeelayso in doorashado boob iyo been ah oo isagu ku soo baxo uu qabto waxaa la tartamaya rag ka aqoon badan ka awood badan oo ka khibrad badan

  14. Farmaajo waxaa ag jooga intii ugu liidatay soomaalida waxayna is hayaan waxgaradkii

Back to top button