Tiknoolajiga

Qaar Kamid ah Xogaha Macaamiisha LinkedIn Corporation oo la Xaday

Qaar Kamid ah Xogaha Macaamiisha LinkedIn Corporation oo la Xaday

CALIFORNI(WararkaMaanta)-Microsoft ayaa sheegtay in barta LinkedIn ee ay bulshadu ku xariirto laga xaday qaar kamid ah xogta macaamiisheeda. Baaritaan arrinta ku aaddan oo la sameeyay ayaa caddeeynaya in la tiray qaar kamid ah profile-ka macaamiisha…
Sahan cusub: Kasoo shaqeynta guriga oo ay shaqaaluhu amaaneen

Sahan cusub: Kasoo shaqeynta guriga oo ay shaqaaluhu amaaneen

WararkaMaanta – Inkasta oo saacado ka badan kuwa shaqada laga shaqeyn karo guriga, haddana shaqaalaha badankood waxa ay daneynayaan in ay ka soo shaqeeyaan gurigooda, sida lagu sheegay sahan ay sameysay Harvard Business School. Iyadoo…
Facebook iyo Google oo qorsheynaya hir-gelinta khad isku xira…

Facebook iyo Google oo qorsheynaya hir-gelinta khad isku xira…

WararkaMaanta -Facebook ayaa shaacisay maanta oo Isniin ah in ay qorsheyneyso hir-gelinta 2 xarig oo ah kuwa xambaara Internet-ka oo lamirsiin doono gunta hoose ee Badda waxaana ku wehlinaya mashruucan Google. Xariggan Internet-ka ayaa la…
Shirkadda Twitter iyo Dowladda Hindiya oo Yeelanaya…

Shirkadda Twitter iyo Dowladda Hindiya oo Yeelanaya…

NEW DELHI (WararkaMaanta)-Shirkadda Twitter ayaa sheegtay in ay wada-hadallo la yeelaneyso dowladda Hindiya kuwaas oo la xiriira dalab dhowaan ka yimid wasaaradda Teknoolajiyadda dalkas oo Twitter looga dalbaday in ay xirto ku dhowaad 1,200 oo…
Gegi Loogu Talagalay Gawaarida Duusha oo Laga Hirgelinayo…

Gegi Loogu Talagalay Gawaarida Duusha oo Laga Hirgelinayo…

LONDON(WararkaMaanta)-Gegi loogu talagalay gawaarida duusha oo ah kii ugu horreeyay noociisa ee dunida laga hirgeliyo ayaa lagu wadaa in dabayaaqada sanadkan laga dhiso magaalada Coventry ee dalka Ingiriiska. Mashruucan ayaa loogu talagalay in lagu muujiyo…
Budhcad Xogo Xasaasi ah ka Xadday Isbitaal Lagu Sameeyo…

Budhcad Xogo Xasaasi ah ka Xadday Isbitaal Lagu Sameeyo…

LONDON(WararkaMaanta)-Budhcad dhanka internet-ka ah ayaa xadday xogta bukaanno qalliimo qurxin ah loogu sameeyay Hospital Group oo ku yaalla dalka Ingiriiska. Budhcadda ayaa ku hanjabtay in ay soo bandhigi doonaan sawirrada bukaannada ee hore iyo hadda…
Japan oo maalgelineysa Computerka Caqliga leh (AI) ee loo…

Japan oo maalgelineysa Computerka Caqliga leh (AI) ee loo…

TOKYO (WararkaMaanta)- Dowladda Japan ayaa qorsheyneysa inay kordhiso tirada dhalmada dalkaas ee uu hoos u dhaca ku yimid iyada oo maalgelineysa Computerka Caqliga leh “AI” si ay dadka dalkaasi u sameeyaan xiriirro jaceyl.Dowladda Japan ayaa…
Shiinaha oo calankiisa ka taagay Dayaxa

Shiinaha oo calankiisa ka taagay Dayaxa

BEIJING (WararkaMaanta)- Calanka Qaranka Shiinaha ayaa laga dul taagay dayaxa 50 sano kadib xiligii uu Mareykanku ku guuleystay inuu calankiisa ka taago Dayaxa.Sawirro ay qaadday waaxda Maamulka Hawada ee Shiinaha ayaa muujinaya calanka Shiinaha oo ka…
Back to top button