Wararka Somali

Waan-waan laga dhex-bilaabay madaxda Soomaalida iyo wararkii ugu dambeeyey – WararkaMaanta

Waan-waan laga dhex-bilaabay madaxda Soomaalida iyo wararkii ugu dambeeyey – WararkaMaanta

Muqdisho (WararkaMaanta) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa ka socda dadaallo xoogan oo ay wadaan dhinacyo kala duwan, kuwaas oo la doonayo in la’isugu soo dhoweeyey madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada. Dadaallada…
Qoor Qoor “Musharraxiinta ayuu iila mid yahay Farmaajo” – WararkaMaanta

Qoor Qoor “Musharraxiinta ayuu iila mid yahay Farmaajo” – WararkaMaanta

Muqdisho (WararkaMaanta) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo wareysi gaar ah siiyey Tv-ga Soomaali Cable ayaa kaga hadlay arrimo dhowr ah, sida shirkii Afisyoone, cabsida laga qabo in la sameeyo…
QM, Midowga Yurub, IGAD iyo AU farriin cad u diray DF iyo dowlad goboleedyada – WararkaMaanta

QM, Midowga Yurub, IGAD iyo AU farriin cad u diray DF iyo dowlad goboleedyada – WararkaMaanta

Muqdisho (WararkaMaanta) – QM, Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo IGAD ayaa yeeshay kulan looga hadlay wax ay ugu yeereen “halista xooggan,” ee ka dhalan karta doorashada dib loo dhigay ee Soomaaliya iyo is-mari waaga wada-hadallada…
DF Soomaaliya oo codsi u gudbisay MAREYKANKA – WararkaMaanta

DF Soomaaliya oo codsi u gudbisay MAREYKANKA – WararkaMaanta

Muqdisho (WararkaMaanta) – Wasiirka Gaashaandhigga xukuumadda xil-gaarsiinta ee Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa magaalada Muqdisho kulan gaar ah kula qaatay saraakiil ka tirsan militariga Mareykanka Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay wasaaradda, kulanka ayaa looga…
Xog: Sababta keentay kala-shakiga DF iyo beesha caalamka – WararkaMaanta

Xog: Sababta keentay kala-shakiga DF iyo beesha caalamka – WararkaMaanta

Muqdisho (WararkaMaanta) – Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa warqad shalay u dirtay Golaha Ammaanka ee QM uga digtay in faro-gelin lagu sameeyo doorashada dalka ee la isku mari la’yahay. Qoraalka ayaa lagu yiri “Dowladda…
Daawo: Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka Galmudug oo u hanjabay Dubbe + Sababta – WararkaMaanta

Daawo: Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka Galmudug oo u hanjabay Dubbe + Sababta – WararkaMaanta

Dhuusamareeb (WararkaMaanta) – Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka deegaanada Galmudug oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka ayaa sheegay inay dhibsadeen hadalkii wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe, kaas oo uu ku shaaciyey in shirkii…
Maalqabeen Wargeyska The Guardian u Faahfaahiyey Hay’ad uu ku Taageerayo Adeegyada Caafimaadka iyo…

Maalqabeen Wargeyska The Guardian u Faahfaahiyey Hay’ad uu ku Taageerayo Adeegyada Caafimaadka iyo…

Hargeysa(Wararka Maanta)-Ismaaciil Axmed oo ah Aasaasaha iyo Mulkiilaha Shirkadda Caalamiga ah ee World Remit, ayaa shaaciyey inuu aasaasay Hay’ad cusub oo taageeri doonta adeegyada Caafimaadka iyo Waxbarashada hoose ee Jamhuuriyadda Somaliland. Sidaasna waxa uu Ismaaciil…
Daawo: Natiijada baaritaanka dilka guddoomiyihii degmada Hodan oo lasoo gudbiyay – WararkaMaanta

Daawo: Natiijada baaritaanka dilka guddoomiyihii degmada Hodan oo lasoo gudbiyay – WararkaMaanta

Muqdisho (WararkaMaanta) – Guddigii ay xukuumadda xil-garsiinta u saartay baaritaanka dilkii guddoomiyihii degmada Hodan Cabdixakiin Dhegajuun ayaa galka Baarista kiiskaas ku wareejiyey xafiiska Xeer ilaalinta Qaranka, sida ay sheegtay dowladda federaalka. Guddoomiye ku-xigeenka dhinaca Amniga…
Maxaa laga fahmay waraaqdii ay DF u dirtay Qaramada Midoobay? – WararkaMaanta

Maxaa laga fahmay waraaqdii ay DF u dirtay Qaramada Midoobay? – WararkaMaanta

Muqdisho (WararkaMaanta) – Dowladda Soomaaliya ayaa warqad ka koobneyd dhawr qodob ah u dirtay Qaramada Midoobay waxeyna kaga hadashay faragalin la sheegay iney beesha caalamka ka imaaneyso, halka ay qodobada ka mid ahaayeen in si…
Shir ay isugu imaan lahaayeen DF iyo Dowlad Goboleedyada oo mar kale baaqday maanta – Caasimada…

Shir ay isugu imaan lahaayeen DF iyo Dowlad Goboleedyada oo mar kale baaqday maanta – Caasimada…

Muqdisho (WararkaMaanta) – Waxaa maanta la filayay in madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada ay dib ugu laabtaan teendhada Afisyooni, balse ilo ku dhaw ayaa sheegaya ineysan muuqan arintaan. Dowladda Federaalka ayaa dhawaan sheegtay in…
Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Baydhabo + bartilmaameedka

Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Baydhabo + bartilmaameedka

Baydhabo (WararkaMaanta) – Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed ayaa sheegaya in goor dhow qarax is-miidaamin ahaa uu ka dhacay gudaha magaaladaasi, kaas oo geystay khasaare isugu jiro dhimasho…
Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho (WararkaMaanta) – Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax maanta ciidamo ka tirsan kuwa dowladda lagula eegtay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Heliwaa ee gobolka…
Musharrax Geelle oo farriin culus u diray Farmaajo

Musharrax Geelle oo farriin culus u diray Farmaajo

Muqdisho (WararkaMaanta) – Afhayeenka midowga musharraxiinta mucaaradka oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan fashilkii ku yimid wada-hadallada doorashada ee ka socday xerada Afisyoone ee magaalada Muqdisho.…
Puntland oo war cusub kasoo saartay shirka doorashooyinka ee Afisyoone

Puntland oo war cusub kasoo saartay shirka doorashooyinka ee Afisyoone

Muqdisho (WararkaMaanta) – Qoraal cusub oo ka soo baxay maamulka Puntland ayaa waxaa looga hadlay shirka arrimaha doorashooyinka ee Afisyoone, kaas oo uu fashil ku yimid todobaadkii hore, sida ay shaacisay dowladda federaalka ah ee…
SACIID DENI oo shaaciyey laba qodob oo DF ay aad u diidan tahay inay ogolaato

SACIID DENI oo shaaciyey laba qodob oo DF ay aad u diidan tahay inay ogolaato

Muqdisho (WararkaMaanta) – Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ku eedeeyay dowladda federaalka ee waqtigeeda dhamaaday tan iyo markii la doortay qorshaheeda koowaad inuu ahaa in la kala dhantaalo dowladdaha xubnaha ka ah…
Beesha gugdoomiyihii la dilay ee degmada Hodon oo go’aan culus soo saartay

Beesha gugdoomiyihii la dilay ee degmada Hodon oo go’aan culus soo saartay

Muqdisho (WararkaMaanta) – Beesha uu kasoo jeedo Guddoomiyihii degmada Hodon Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise (Dhagajuun) oo bishii Janaayo lagu dilay magaalada Muqdisho ayaa dalbatay cadaalad, iyadoo baaq culus u dirtay madaxda dowladda. Shir ka dhacay magaalada…
Puntland oo si kulul uga jawaabtay arrin uu Cumar Filish sheegay inay dalbadeen

Puntland oo si kulul uga jawaabtay arrin uu Cumar Filish sheegay inay dalbadeen

Garowe (WararkaMaanta) – Dowlad goboleedka Puntland ayaa si kulul uga jawaabtay hadal kasoo yeeray gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), oo sheegay in Puntland iyo Jubaland ay dhaheen “ha…
Guddoomiye Cirro oo Ka Hadlay Xadhiga General Dollaal

Guddoomiye Cirro oo Ka Hadlay Xadhiga General Dollaal

Guddoomiyaha xisbiga Waddani Hargeisa (Wararka Maanta) – Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa xukumada Somaliland ugu baaqay in hoos loo eego xaalada Gen: Dollaal, oo la sheegay in uu xabsiga ku dhex xanuunsanayo.…
Ciidamadii difaacay Awdheegle iyo Bariire oo la dalacsiiyay (SAWIRRO)

Ciidamadii difaacay Awdheegle iyo Bariire oo la dalacsiiyay (SAWIRRO)

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General Odawaa Yuusuf Raage ayaa maanta dalacsiiyay Ciidankii Xoogga Dalka ee maleeshiyada Al Shabaab ka difaacay Degmada Awdheegle iyo deegaanka Bariire ee Gobolka Shabellaha Hoose. Maleeshiyada Al Shabaab ayaa weerar isku…
Wasiir Beyle oo ka hadlay lacagta cusub ee ay soo daabceyso DF Soomaaliya

Wasiir Beyle oo ka hadlay lacagta cusub ee ay soo daabceyso DF Soomaaliya

Muqdisho (WararkaMaanta) – Sii-hayaha Wasiirka maaliyada Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa markii u horeysay ka hadlay caqabadaha hortaagan in xiligan ay dowladda federaalka daabacato lacag cusub. Beyle ayaa sheegay in daabacada lacagta ay dadaalo ugu jireen…
Prince Philip, seyga Boqoradda Ingiriiska oo geeriyooday

Prince Philip, seyga Boqoradda Ingiriiska oo geeriyooday

Amiir Philip, oo ahaa Boqoradda Elizabeth II ninkeeda, ayaa geeriyooday isagoo 99 jir ah, sida uu shaaciyay qasriga Buckingham. Amiirka ayaa boqoradda oo xilligaas ahayd Princess Elizabeth guursaday sanadkii 1947-kii, shan sano ka hor inta…
Dhageyso: Aabe Aweys: “Dilka carruuteyda waxa uu ahaa mid abaabulan”

Dhageyso: Aabe Aweys: “Dilka carruuteyda waxa uu ahaa mid abaabulan”

Baydhabo (WararkaMaanta) – Sheekh Aweys Cabdullaahi oo ah xildhibaan hore oo ka tirsanaa baarlamaankii Soomaaliya ayaa markii u horeysay ka hadlay dilka loo geystay labo caruur ah oo uu dhalay, kuwaasi oo shalay meydadkooda laga helay…
Back to top button