Somalia
-
Wararka Somali
Qoor Qoor “Musharraxiinta ayuu iila mid yahay Farmaajo” – WararkaMaanta
Muqdisho (WararkaMaanta) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo wareysi gaar ah siiyey Tv-ga Soomaali Cable…
Read More » -
Wararka Somali
Prince Philip oo geeriyooday – Wax badan ka ogow taariikhdiisa
London (WararkaMaanta) – War goordhoweyd kasoo baxay qasriga boqortooyada UK ee Buckingham ayaa lagu shaaciyey geerida Prince Philip oo ahaa…
Read More » -
Wararka Somali
XOG: Dowladda oo jartay LACAG ay qaadan jireen Xasan iyo Sheekh Shariif
Muqdisho (WararkaMaanta) – Xog ay heshay WararkaMaanta ayaa xaqiijineysa in qeyb ka mid ah laga jartay lacago gunno ah oo…
Read More » -
Wararka Somali
DEG DEG: Beesha caalamka oo war kasoo saartay fashilkii ku yimid shirka Afisyoone
Muqdisho (WararkaMaanta) – War-saxaadeed ka soo baxay Beesha Caalamka ayaa welwel looga muujiyey qoraalladii shalay soo baxay ee lagu sheegay…
Read More » -
Wararka Somali
Tallaabada xigta ee beesha caalamka kadib fashilkii shirka Afisyoone (Dhageyso)
Muqdisho (WararkaMaanta) – Shirkii u dhaxeeyey madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho ayaa natiijo la’aan…
Read More » -
Wararka Somali
Muxuu Cumar Cabdirashiid ka yiri fashilka ku yimid shirkii Afisyoone?
Muqdisho (WararkaMaanta) – Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa’arke oo qoraal kooban soo dhigay bartiisa Twitter-ka…
Read More » -
Warka Caalamka
Dowladda Imaaraadka oo Somalia u soo diraysa Diyaarado sida Gargaar – Radio…
Ururka Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta ayaa sheegay inay bilaabayaan Duullimaadyo dhanka Hawada oo Somalia lagu soo gaarsiin doono Gargaar…
Read More » -
Wararka Somali
Puntland oo iska fogeysay eedeyn la xiriirta Jubaland oo loo jeediyey
Garowe (WararkaMaanta) – Dowlad goboleedka Puntland ayaa biyo qabow ku shubtay wararka sheegaya iney kaliya garab istaag u muujineyso Jubaland…
Read More »